HomeGolaha wakiiladu ma waxay Noqdeen Niman sharcidaro iyo kala danbayn la'aan u...

Golaha wakiiladu ma waxay Noqdeen Niman sharcidaro iyo kala danbayn la’aan u horseeda wadanka?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxa aan halkan kasalaamaya dhamaan saxaafada madax banana waxa aan rabaa in aan halkan ku cabiro ra,yigayga hadii aan ku soo dhawaado fikirkayga.
Sida aynu wada ognahay Golaha wakiilada waxa loo doortay in ay shacabkii soo doortayay ka turjumaan himiladoodaiyo rabitaankooda hadaba waxay noqotay in ay nodeen qaar lagu khasaaray oo xukuumadu hadba siday doonto u adegsato siiba sharcidarada iyo burburinta qaynunuka wadanka, oo ay ku sifibeen in ay maalin ninka muraad leh gacanta u dhiibaan iyaga oo maslaxadii shacabka iyo tii wadanka iyo sharcigiiba ay dhaafsanayaan aduunyo , waxa kele oo layaab leh in ay sharcidarada ay ku midoobeen waxa ka mida ah sharcidarada uu Golaha wakiiladu ay ku midoobeen in ay gudoomiyaha golaha c/raxmaan ciro maaliba waxa uu soo jeediyo ee isaga maslaxadi ugu jirto ay ku taageeraan sharcidarada GOluhu isku raacay waxa weeye in Gudoomiye Golaha wakiiladu sifa kasta oo sharcidaro oo uu isagu xisbigiisa wadani ku ilaashanyo iyo tan baarlamanka a y qalinka uguduugaan, hadii aanu nahay shacabka reer soomaaliland xagay joogtaa cadaalada dhigaysa in ay xukuumadu ay xisbiga wadani lashaqayso xisbiyadii kelana la dgaalantowaxayaalaha oo dhami waxay tilmaamaysa inaanay doorasho xor iyo xalali ka dhacayn wadanka, hadaba waxa lays wadiinayaa shacabkii shacidarada ka jirta wadanka in dhaha ma ku hayaan mise waa lax dhukani abaar a,og, shacabka rer soomaaliland waxa aan leeyahay hurdad ka toosa oo wax hay diin kordhaan, hadii kele mar walba dib u dhac ayuubu wadanku sii gelidoona, Golaha wakiiladana waxa aan leeyahay umada ayaa idin arkaysa oo cokoodii ayaad meesha ku fadhidaan taariikhduna way idin qori doontanin waliba waxa uu umada uqabtay taas ayuunba nin walba diiwaanka u gu jirta,xukuumada waxa aan leeyahay waa in ay faraha kala baxdaa xisbiyada mucaaridka ahi ay u sinaadan ee aanay mindna dhinaca saarin ,sida ka muuqata imika ee ay xisbiga wadani u wdadato,

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories