HARGEYSA: Madax-dhaqameed difaacay Wasiirka Macdanta: “Ciddii Madaxweyne Siilaanyo saluugsani yaanay Beesha ku Xad-gudbin”
Hargeysa (SLpost) – Boqor Mustafe Xuseen Cali oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa eedayn u soo jeediyay 16 oo dhowaan eedo qabyaalad iyo...
Sheekh Aadan Siiro Oo Abaalmarino Siiyay 30 Dhalinyaro ah Oo Kaalmaha Hore Ka Galay Tartankii Barashada Taariikhda Islaamka.
Hargeysa (SLpost)- Waxa abaalmarino lacageed shalay la guddoonsiyay 30 arday oo ka qaybgalay tartan aqooneed Diini ah oo toddobaadkan lagu soo gabagabeeyay Maasjidka Quba ee Magaalada Hargeysa. Tartanka dhalinyaradan oo muddo casharo ku saabsan...
Somaliland iyo Dalalka Khaleejka Carabta oo Xaqiijiyey inay Berri Ramadaan Tahay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi, ayaa shaaciyey in maalinta Barri ah tahay Ramadan isla markaana la ciidi doono Maalinta...
UDUB oo Guddoomiyeyaashiisa Gobollada dalka ku amray inay Soo Xulaan Murashaxiinta uga Qayb galaya Doorashada Deegaanka
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB ayaa shaaciyey go’aan ay ku wargeliyeen Guddoomiyeyaasha gobollada inay soo xulaan isla markaana diiwaan geliyaan murashaxiinta xisbigaasi...
Maayarka Degmada Berbera iyo Xildhibaan Golaha Deegaanka ah oo maanta ku biiray Xisbiga Kulmiye
Berbera (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Md Cabdalle Maxamed Cali iyo Xildhibaan Yuusuf Cali Nuur oo la tirsan xildhibaannada Golaha Deegaan Berbera, ayaa...
Maxaa Loo Daba Socdaa Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Maxaase Sababay Weerarada Joogtada ah ee Lagu soo Qaado? – By Dacar
Had iyo Gooraale Waxa aad aragtaan weeraro joogta ah oo lagu soo qaado, Wasiirada ugu dhow dhow, ama Maskaxda iyo Kartida Ka danbaysa,Madaxweynaha Somaliland. Weeraradan Joogtada...
Qarax Xooggan oo Gilgilay magaalada Laascaanood (DAAWO VIDEO)
Laascaanood (SLpost)- Qarax Xooggan oo laga maqlay dhammaan magaalada Laascaanood, ayaa saaka ka dhacay Jidka Geeda-Qarsa ee Koonfurta Magaalada Laascaanood, waxaana khasaare ka soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

