Gobollada iyo Degmooyinka Dalka oo saaka si weyn looga Ciiday iyo Madaxda dalka oo shacbiga kala qayb-galay (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ayaa saaka kala qeyb galay salaadii ciidul fidriga Masjid...
Jamaal Cali Xuseen oo hambalyo u diray Shacbiga Reer Somaliland, Rejo Fiicanna ka muujiyey Guul Xisbiga UCID ka gaadho Doorashada
London (SLpost)- Musharaxa Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen waxa uu Hambalyo u ku aaddan Ciidal-Fidriga u dirayaa dhammaan shacbi-weynaha Somaliland iyo...
Wasaaradda Waxbarashadda oo farriin adag u dirtay Shaqaalaheeda hungurigu kaga jiro ka qaybgalka Doorashada Golaha deegaanka
Hargeysa (SLpost)-Wasiirka wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sarre Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa qoraal ay soo saartay waxay ku wargelisay dhamaan-baa Agaasime waaxeedyadda iyo shaqaalaha...
Madaxweyne Siilaanyo oo Munaasibadda Ciidal Fidriga ku hambaleeyey Shacabka Somaliland iyo Dunida Muslimka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacbiga Somaliland (meel kasta oo ay joogaan gudo...
Barnaamijka KASMAAL ee Shirkada SOMTEL Iyo TV-ga Qaranku Iska kaashadeen oo la soo gabo-gabeeyay
Hargeysa (SLpost)- Barnaamijkii loogu magac daray Kasmaal ee bisha Ramadaan ka socday Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa jimcihii lagu soo gabagabeeyay xarunta TV-ga Qaranka ee magaalada Hargaysa. Barnaamijka Kasmaal waxaa soo saaristiisa si wada jir ah iskaga kaashaday Shirkada Isgaadhsiinta ee SOMTEL iyo TV-ga qaranka waxa dadweynuhu ay si furan uga jawaabayeen su’aalo aqoon guud ah waxaana lagu qaadanayay abaal marin lacageed oo lagu qaadanayay 3 Malyan oo shilin iyo Mobile .
Ahmadinejad: ‘Jiritaanka Israa’iil waxa uu Meel ka-Dhac ku yahay Bani’aadamnimada’
Tehran (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Iran Mohamoud Ahmadinejad ayaa weerarkii ugu khatarsanaa ee dhanka siyaasadda ku qaaday dawladda Yuhuudda isaga oo sheegay in jiritaanka Israel...
Shirkadda Cawil Cawl Oo Deeq Dhar ah gaadh siisay Cisbitaalka dhimirka ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Mulkiilaha Shirkada Cawil Cawl, ayaa maanta agaasimaha cisbitaalka guud ee Hargeysa ku wareejiyay deeq dhar ah oo loogu tallo-galay dadka xanuunadda maskaxda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

