HomeMaxaa Loo Daba Socdaa Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Maxaase Sababay Weerarada Joogtada...

Maxaa Loo Daba Socdaa Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Maxaase Sababay Weerarada Joogtada ah ee Lagu soo Qaado? – By Dacar

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHad iyo Gooraale Waxa aad aragtaan weeraro joogta ah oo lagu soo qaado, Wasiirada ugu dhow dhow, ama Maskaxda iyo Kartida Ka danbaysa,Madaxweynaha Somaliland. Weeraradan Joogtada Ah ayaa ah Qaar Xaqdaro ,Been abuur, iyo Maloawaal ah oo looga danleeyahay in lagu wiiqo ama wax lagu yeelo Awooda Madaxweynaha. Weeraradan Joogta ah oo ayaa ah qaar, ka fog Xaqiiqda dhabta ah, oo badanaa loo soo Jeediyo, Wasiirka Arimaha Dibadada, ama Wasiirka Madaxtooyada, ama Wasiir Arrimaha Gudaha Duur, Weeraradan lagu hayo
shiqsiyaadkaas ayaa ah qaar Siyaasad ahaan loo soo maleegey oo la doonaayo, in wax lagu yeelo ama lagu dhaawaco awooda Madaxweynaha.
Weeraradan Siyaasiga ah, Waxa iska Kaashaday Kooxo farabadan, oo Siyaasad ahaan aan waxba wadaagin balse ay isu keentay dani, Kuwaas oo hadii aan inyar idiinka Tilmaamo, qaar kamid ahi ay yihiin, qaar hore Madaxweynaha ugu Dhuwaa, balse Madaxweynuhu dhawaan iska nacay oo iska Fogeeyey, Kuwaas oo ay ku dhaceen Hinaasi Siyaasiya Maadaama la nacay iyagii Qaar kalana La soo Dhaweystey.
Qaar kale oo ka mid ahaa kooxahaa weeraraaya Wasiirada ay Madaxwaynaha isku Dhaw yihiin ayaa ah, qaar umalaynaaya inay Jagooyinkan ay xaq iyagu u leeyihiin ee aanay xaq u lahayn inay ku fadhiistaan ragan Siyaasada ku Cusub ee ay ka mid yihiin wasiirka Macdanta iyo Wasiirka arimaha Guduhu.
Qaar kale oo badanaa u Badan Xubanaha Baarlamaanka, ayaa iyaguna Hoosta kaga Shida ama aad u Neceb Wasiiradan, maadaama aanay Xilka u magacaabin, Taa  Macnaheedu waxa uu yahay Baarlamaanka Xusbiga Kulmiye waxa uu Filaayey inuu Magacaabi Doono Wasiirada, iyo agaasimayaasha Dawlada oo dhan, iyada oo nin
waliba uu nin u sii balan qaaday xiligii Ololaha, balse taas uu beeneeyey Madaxweynuhu kadib markuu Liis Cusub uu keenay oo aanay Xubnaha Baarlamaanka ee Xusbiga Kulmiye waxba ka Ogeyn Waxna laga waydiin.
Qaar kale oo kooxahaa ka mid ahi, waa qaar ay jaanwareersey Qabyaalad, Cunsuriyad, iyo Siyaasad Qaloocani.
Hadaba Run ahaantii, Aniga oo Mucaarad ah, waxa aan idiin sheegayaa in weerarkan Lagu soo qaaday iminka Wasiirka Macdanta uu yahay, Mid Si toosa loogu abaaraayo. ama lagu jabinaayo awooda Madax waynaha, Maadaama wasiirku uu yahay Aqoontii iyo maskaxdii ka danbeyse Guushii Madaxwaynaha, isla markaana Wasiirku yahay nin aad ugu Hagarbaxay Madaxweynaha, Xiligii uu Mucaaradka ahaa isaga oo Wasiirku u huray Maalkiisii, Aqoontiisii, iyo Waqtigiisiiba sidii uu u Guulaysan lahaa Madaxweynuhu.
Saaxiibada, iyo Aqoonta ka danbaysa Madaxweynaha oo La Weeraraa, Waa Weerar ku aadan Madaxwaynaha laftiisa.
Musuqmaasaqa ayaa ah, Meel aad, u jilicsan, (Soft target), ama meel aad u fudud oo si toosa aad ugu Xidhiidhinkarto ama ugu weerari karto shiqsi aad neceb tahay, Taasi ayaa Dhalisay in Musuqmaasaqu noqday aalad ama qalab been abuur ah oo wax lagu yeelo ama lagu weeraro Wasiir aad neceb tahay.
Bal hadaba, Musuqmaasuqu waxa uu Boqolkiiba Sagaashan 90 %, ka yar yahay marka loo qiyaaso dawladihii ka horeeyey tan Siilaanyo, isla markaana dawlad Wanaagu, iyo Habsami u Socodka maamulku waxa uu Boqolkiiba Shan iyo Sagaashan ka Wanaagsan yahay Dawladahii ka horeeyey Tan Siilaanyo.
Kuwa Ku eedaaya, Musuqmaasaqa, Wasiirada, ayaa aan iyaguna lahayn sharci qabta, ama baadhis, iyo nidaam xakameeya Dhaleecayntooda Been-abuurka ah.
Cabdi Qadir Jama Ismail Dacar USA Ca.
Political Science Educator. 
Gobanimodoon@Sbcglobal.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories