Monthly Archives: July, 2012

spot_imgspot_img

Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo loo qaybiyey lifaaqa heshiisyaddii dhexmaray Somaliland iyo Somalia

Hargeysa(SLpost)- Fadhiggii maanta oo shirgudoominayay guddoomiye ku-xigaanka 2-aad ee golah Wakiiladda Somaliland , ayaa mudanayaasha loogu qabiyey lifaaqa uu ka kooban yahay heshiisyadii ay...

Ama Arin-keen Ama Aqbal-keen – W/Q: Cabdirisaaq Askar

Marka laga yimaad dhacdooyinkii lama illaawaanka ahaa ee Taliskii Siyaad Bare ee ay kamid ka ahaayeen  MORGAN IYO GAANI  dhaxalsiiyeen Shacabka Somaliland, waxa u sii dheeraa...

Roobab ka da’ay deegaamo ka tirsan gobolka Selel iyo Mucaawimo Jabuuti ka timi oo laga qaybiyey Gobolkaas

Saylac (SLpost)- Raxmaadka Eebbe  ayaa habeen hore ka da’ay Deegaamo ka tirsan Gobolka Selel oo ka mid ah Gobolada ay abaarta xooggani ka taagnayd,...

DENBIILEYAASHA DAGAALKA IYO DIBU-HESHIINTA SOMAALIDA – W/Q: Axmed Maxamed Diiriye (Toorno)

Marxuum Maxamuud  Maxamed Diirye (Kamas), oo isagoo naftu ka sii KHIIKH leedahay ay baadi doon ku heleen dadkii la socday ee rasaastii Ciidanka Faqashtu gees...

SHEEKO KALE KEEN: Raxan Gaagaab ah – W/Q: Prof. Cabdisalaam Yaasiin

Qoraaga Carbeed ee caanka ah ee la yidhaa “Al-Jaxid”, oo uu kutubtiisa ka mid yahay kitaabka canka ah ee la yidhaa “Al-Bukhalaa”, ayaa sheeko...

Guddoomiyaha Gobolka Saaxil oo Suxuufiyiinta ka hawl-gala gobolkaas ugu hanjabay inaanay ka hawl-galayn haddii aanay isaga ruqsad ka haysan

Berbera (SLpost)-Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay inuu ruqsad iyo liisan ku soo rogi doono Suxufiyiinta ka hawl-gala magaalo-madaxda gobolka Saaxil...

Burco: Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb-galay Munaasibad lagu shaaciyey Maktabadda Wareegta oo laga hirgelinayo

Burco (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo socdaal shaqo ku jooga Gobolka Togdheer, ayaa maanta ka qayb...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img