Monthly Archives: July, 2012

spot_imgspot_img

CEERIGAABO: Gunaanadkii safarka maktabadda wareegta & Golihii Caweyska

Ceerigaabo (SLpost)- Safarkii Maktabadda Wareegta iyo Buugaagta Geeddiga ah ee 2/7/2012 ka soo bilowday magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, ayaa Jimcihii lagu soo...

Golaha Wakiiladda oo Ansixiyey raxan ka mid ah Wasiiradda Xukuumadda

Hargeysa(SLpost) -Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta axsixiyey wasaaradii uu dhawaan madaxweynaha Somaliland u magacaabay xilalka kala duwan. Fadhiga maanta ee golaha  wakiilada Somaliland oo uu...

Maxkamaddda Gobolka Hargeysa oo Boqor Buurmadow ku riday Xukun hal Sanno ah

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Goboka Maroodi-jeex  ayaa go’aan ka gaadhay ku dhawaaqida Dacwada Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadow waxaanay ku riday xukun hal sanno oo...

Bandhigga Adeegyada Dahabshiil Group ee Carwada Ganacsiga Somaliland iyo Maareeyaha Guud oo Tilmaamay

Hargeysa (SLpostl)-Dahabshiil Group oo ka mid ah shirkadaha ka qaybgalaya carwada 2-aad ee ganacsiga Somaliland oo maanta ka furantay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa halkaasi ku soo bandhigay adeegyo muhiim ah oo dadweynaha loogu talogalay.

Wasiirka waxbarashadda oo noqotay qof Gu’ba Gows u soo baxay!- W/Q:Khadar Jaamac Dirir

Marka hore dhamaantiin waan idin salaamaya, marka xigta haddii aan u soo noqdo maqalkayga.Maantintu waa khamiis waxaan ku beegan nahay xarunta Wasaaradda Waxbarashadda oo...

Somaliland: 12 military officers graduate from Ethiopia’s Defence College

ADDIS ABABA — Twelve cadets with special military engineering skills will join the Somaliland national armed forces this week after graduating from a defense...

SOLJA oo Cambaareeyay Cabudhinta iyo Cago-jugleynta Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ku hayo Saxaafadda

Hargeysa (SLpost)- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa si adag u cambaareeyay dhaqamada iyo tallaabooyinka caga-juglaynta ah ee Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali (Ramaax)...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img