Telefishanka ROYAL oo Kaalmo Lacageed Gaadhsiiyay Qoys Afar Qof oo Ka Mid ahi Qabaan Xanuunka Dhimirka
Hargeysa (SLpost) – Suxufiyiin ka tirsan Telefishanka madaxa-bannaan ee Royal, ayaa deeq lacageed gaadhsiiyay qoys dan yar oo ay ka waalan yihiin 4 wiil, kuwaasoo xalaadooda nololeed laga dayrinayay. Kaalmadan...
Idaacadda Cusub ee Radio Hargeysa oo Rakibaaddeeda maanta la bilaabay
Hargeysa (SLpost)- Hawsha Rakibaadda Idaacadda Cusub ee Radio Hargaysa ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabantay Xarunta Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta. Waxaa ugu horayn halkaasi...
Caqabadaha ku Gedaaman dhallinyarta damacu kaga jiro golayaasha deegaanka
Geeddi socodka siyaasadeed ee Somaliland waxa uu soo maray marxalado kala duwan oo mid walba ay ku xeeranyihiin duruufo gaari. Tusaale ahaan markii dalka...
SHEEKO KALE KEEN: Yeygii Hadhkiisa Weeraray – W/Q: Prof. Cabdisalaaam Yaasiin
Yey ayaa neef ugaadhsatay. Neefkii ayaa midba in goostay oo dhanac ula carrary. Mid ka mid ah yeydii oo qurub sita, ayaa soo ag...
Madaxweyanaha Somaliland iyo weftigii uu hogaaminayay oo maanta Gelinkii Dambe ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera (DAAWO VIDEO)
Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Somalland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo toddobaadkii hore Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta kaga qaybgalay shirkii wada-hadallada u dhexeeyay...
52 sano ka hor xoriyadii luntay somaliland waxay naawilaysaa ictiraaf caalami ah
Marka ugu horaysa mahad oo dhan waxa iska leh Alle oo inagu gaadhsiiyay maalintan qaaliga ah nabad iyo barwaaqo. Waxa aan qalinka u qaatay in...
Xaalufka Ba’an iyo Dhibaatooyinka lagu hayo Dhirteena
...dadka mu”miniinta ah inay beeraan dhulka kuna tallaalaan dhirta ayna xanaaneeyaan, Ugu danbeyntii waxaa islaamku xarrimay in geed la gooyo ama la dhaawaco iyadoo aan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

