Monthly Archives: June, 2012

spot_imgspot_img

Laanta Socdaalka TogWajaale oo Tahriibayaal dib ugu Celisay Itoobiya, Digniin Culusna Ujeediyay Gaadiidka Isaga Goosha Caasimada iyo Wajaale

Tog-Wajaale (SLpost)- Laanta Socdaalka Somaliland ayaa markii labaatanaad dib ugu celisey dalka Itoobiya Tahriibayaal kontomeeyo ku dhow  oo laga soo qabqabtey agagaarka Caasimada Hargeysa...

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera, Kana Hadlay Go’aano Uu Qaadan Doono.

Berbera (SLpost)- Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta Kumanaan dadweyne oo watey boqolaal gaadhi oo lagu soo sharaxay Sawirada Jamaal ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Madaarka

Shir-guddoonka Wakiillada Somaliland oo si adag uga hadlay Hadallo wax u dhimaya wada-hadallada Somaliland iyo Somalia oo ka soo jeedhay Hoggaamiyeyaasha TFG

Hargeysa (SLpost)- Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka hadlay hadallo ka soo yeedhay masuuliyiinta ugu sarraysa DFKMG ee Somaliya, kuwaasi oo ku sheegeen in...

Guddiga Joogtada ah ee Guurtida oo ka warbixiyey Wax-qabadkoodii muddadii uu Goluhu Fasaxa ku jiray

Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa Fadhigoodii maanta Warbixin ka dhegaystay Guddiga Joogtada ah ee Golaha maadaama Goluhu fasax ku jiray muddooyinkii ugu dambeeyey.

Dhaqdhaqaaqa Xoraynta Dumarka iyo herarka u u soo maray, halkuu kasoo galay Dunida Islaamka

Dhaqdhaqaaqan waxa dhaqaajiya dhinaca afkaarta iyo dhaqaalaha,ururo aan dawli ahayn oo laga leeyahay dunida horumarka dhaqaalaha sheegata, balse sabool ka ah dhinaca akhlaaqda suuban.

Madaxweyne Siilaanyo oo maayarrada Caasimadaha ku booriyey Sii Adkeynta Nabad-gelyada Dalka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Axmed-Siilaanyo ayaa maanta Xafiiskiisa kulan xog-waraysi ah kula yeeshay maayarrada Caasimadaha Derajadoodu tahay A, waxaanay maayarradu madaxweynaha uga war-bixiyeen hawlaha qaran ee ay bulshada u

Wasiirka Cadaaladda Somaliland oo ka digay Khatarta ka dhalan karta Kalsooni-darro loo muujiyo Garsoorka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa shacbiga Somaliland uga digay inaanay Sharciga gacanta ku qaadan isla markaana meel adag iska taagay falkii shalay subax lala beegsaday Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Maroodi jeex Cabdirashiid Maxamed Maxamud “Duraan”.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img