Nuxurka Go’aamo laga Soo saaray Shir Beesha Galbeedka Buuhoodle uga Socday Degmada Qorulugad
Qorulugud (SLpost)- Shirweyne Loogu Magac Daray Samatalis oo mudo Todobaad aha Uga Socaday Beelasha deegaanka Qori-lugud ayaa Maanta Si Rasmiya Loo Soo Gabagabeeyay islamrakaana...
Shirkadda SOMTEL Oo Soo Bandhigtay Adeeg Cusub Oo Ay Ugu Magac Dartay DANAN (Caller Ring Back Tone)
Hargaysa (SLpost)- Masuuliyiinta shirkada SOMTEL oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xaruntooda magaalada Hargaysa, ayaa waxa ay ku shaaciyeen adeegyo cusub oo ay soo...
Madax-dhaqameed ka hadlay Isku-day dil oo lagu fuliyey Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)-Qaar ka mid ah Madax-dhaqameed gobolka Hargeysa ayaa ka hadlay dhacdadii shalay laysku dayay in lagu khaarajiyo Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Cabdirashiid Maxamed Durraan...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay isku-day dil oo lala beegsaday Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa (DHEGAYSO)
Hargeysa (SLpost)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Jamhuriyadda somaliland Mud, Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa maanta war-baahinta uga waramay falkii ay dablay hubaysani Saaka Sa
Qaab-ciyaareedka Kulanka Caawa ee England vs France iyo Diyaar-garowga labada Xul (DAAWO)
Qaab-ciyaareedka Kulanka Caawa ee England vs France iyo Diyaar-garowga labada Xul (DAAWO)
Hooyo Baafinaysa Caruur Ay Dhashay Oo Tahriibay
Burco (SLpost)- Tahriibka ayaa noqday masiibo labaatankii sanadood ee u danbeeyay soo food saartay guud ahaanba bulsahda Soomaalida gaar ahaana dhallinyarada. Sanad kasta kumanaan...
WAR DEG-DEG AH: Dabley Hubaysan oo Subaxnimadii Saaka Dhaawac u geysatay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Koox dabley ah oo hubaysan ayaa saaka subaxdii dhaawac fudud u geysatay Guddoomiyihii Gobolka Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Durraan ka dib markii xabbad lagala eegtay madaxda.
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

