Monthly Archives: May, 2012

spot_imgspot_img

Dhakhtar Maraykanka ka Caawiyey Dilkii Usama Bin Laden oo lagu Xukumay Xabsi 30 sanno ah

Islamabad (SLpost)- Dhakhrar  u dhashay dalka Baakistaan  oo  Wardoonka Mareykanka ee CIA  gacan ka  siiyey dilkii lagu khaarajiyey  Usama Bin Laaden, ayaa lagu xukumay xabsi 30 sanadod. Shakil Afridi, waxaa...

Wasiirro Xukuumadda ka tirsan oo ka qayb-galay Furitaanka Carwo lagu soo ban-dhigayo Farsamada Gacanta

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaarada maaliyadda  Mud, Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ay weheliyaan Wasiiradda Warfaafinta Mud. Cabdi Yusuf  Ducaale, Kalluumaysiga Md. Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire) Ciyaaraha Md. Cali...

Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta oo Deeq Xoolo-dhaqaneed ah ku Wareejiyey 32 Qoys

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sh.Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa maanta deeq xoolo-dhaqaneed ah gudoonsiiyay Todoba iyo Sodon Qoys ,deeqdaas oo...

Hambalyo Dhalasho Farxad leh oo ku socota Xogahaya gaarka ah ee Madaxweynaha iyo Ooridiisa oo Gabadh ugu dhalatay magaalada Doha

Wasiirka Madaxtooyada JSL  Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan,   Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),   Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar,  Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada       ...

Waxaanu joogaynaa City: Agueo iyo Balotelli oo meesha ka saaray inay Kooxda ka tagaan

SLpost Sports - Serio Aguero ayaa ka farxiyey taageerayaasha Manchester City oo ka cabsi qabay inuu xiddigani xilli-ciyaareedkan u wareego Real Madrid isaga oo shaaca ka qaaday inuu ka tegayo kooxda Horyaalka Ingi

HULK oo Danaynaya inuu Beddel u noqdo Drogba

Xiddigga kooxda Porto ee ka dhisan dalka Boortaqiiska, Hulk, ayaa danaynaysa inuu beddel u noqdo Didier Drogba, isaga oo shaaca ka qaaday inuu soo dhawaynayo wada-hadal laga yeesho inuu u wareego koxda Chelsea.

Xildhibaan Xoog oo Shir-guddoonka Wakiillada ku eedeeyey Xagal-daac Xukuumadeed, kana hadlay Dableydii Ciidanka Weeraray

argeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed (Xoog), ayaa Shir-guddoonka Golaha Wakiillada ku eedeeyey inuu ku dhex-milmay golaha Xukuumadda isla markaana ka hadlay doorka mooggaananta Xukuumadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img