Hal-doorka Beelweynta Dhulbahante oo Go’aan ka soo saaray Qurbe-joogga Colaadda ka hurinaya Deegaamadooda
Laascanood (SLpost)- Qaar ka mida beelaha Dhulbahante ayaa Wadatashiyo gooni-gooni ah oo ay ku yeesheen ku gaadhey inay iska fogeeyaan shakhsiyaadka dalka debeddiisa ka...
Dr Edna Aadan oo Qaddiyadda Somaliland ku soo jeedisay Warbaahinta YURUB, si geesinimo lehna uga Hadashay Shir ka socda Brussels (DAAWO)
Brussels (SLpost)- Halkan ka Daawo Muuqaalka Shirka ka socda magaalada Brussels ee Xarunta Midowga Yurub, Warbixin Telefishan laga leeyahay mid ka mid ah dalalka Yurub ka diy
Shirkada Isgaadhsinta ee SOMTEL oo Adeeg Cusub ku soo kordhisay Wax-qabadyada ay Bulshada U samayso
Hargeysa(SLpost)-Shirkada Isgaadhsiinta Casriga ah ee Somtel ayaa soo Badhigtay Adeeg Cusub oo la yidhaahdo DALMAR kaas oo ka shaqeyn doona 201 Waddan oo ku yaala Daafaha Dunid, Si
Natiijada Kulan dhexmaray Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland iyo Guddiga Arrimaha Afrika ee Baarlamanka Ingiriiska (SAWIRRO)
London (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, DR. Maxamed Cabdillahi Cumar, oo uu weheliyo Safiirka Somaliland ee dalka Ingiriiska, Mudane Cali Aadan Cawaale, ayaa...
Hargeysa: Munaasibad Dad badan Kulmisay oo lagu Caleemo-saaray UGAAS Beesha Cabdalle Sacad yeelanayaan [SAWIRRO]
Hargeysa (SLpost)- Beesha Cabdalla Sacad (Sacad Muuse) oo ka mid ah degaanka Hargeysa, ayaa shalay ugaas cusub u caleemo-saaray Ugaas Cabdillaahi Cabdi Xasan (Xawaareeye), kaas oo loo sameeyey xaflad meeqaam sare leh.
CAWKE iyo MADASHA SIYAASIGA: Barnaamij Cusub la filayo
Waa Barnaamij dhawaan la baahin doono, kuna saabsan Ururada siyaasadda ee Guulaystay (6 urur) oo weriye Axmed Xasan Cawke Goddoomiye walba waydiin doono su'aalo aad...
Dadweynaha Dalka Masar oo maanta u dareeray Goobaha Codbixinta si ay Madaxwene Cusub u doortaan
Cairo (SLpost)- Dadweynaha dalka Masar ayaa saaka u dareeray goobaha cod bixinta, si ay u soo doortaan Madaxweyne cusub, iyadoo doorashadani ay noqonayso tii ugu horaysay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

