Madaxweynaha Koonfurta Sudan oo dhaliil u jeediyey Dhiggiisa Khartuum iyo baaqa Xoghayaha Qaramada Midoobay
Beijing (SLpost)- Madaxweynaha Koonfurta Sudan Mr Salva Kiir oo booqasho rasmi ah ku jooga caasimada dalka Shiinaha ayaa maanta ku eedeeyay Xukuumada Khartuum in...
Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay Maalmo lagu Xoojinayo Tallaalka Dhallaanka ee cudurrada dilaaga ah
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamud ayaa Maanta si rasmi ah u furay Munaasibad loo qabtay todobaadka Xoojinta Talaalka...
Kulan lagu qiimaynayo Wax-qabadka iyo hal-maalmeedka Wasaaradda Warfaafinta oo maanta Hargeysa ka furmay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdi Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa kulan hawleed lagaga arrinsanayo qiimaynta wasaarada iyo waxqabadkeeda waxa...
Cadnaan Cabdi Xasan: Wiil Dhalinyaro ah oo Af-qalaad Ku Difaacay Qadiyadda Somaliland
Hargeysa (SLpost/Saxafi) – “Sannadkii hore markii loo diyaar garoobayay xuska 18-ka May ayaa waxa aan isku dayay inaan beesha caalamka hab-suugaaneed ugu sheego qiimaha...
Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Namibia, kulamona la yeeshay madaxda ugu sarraysa dalkaas
Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Gudoomiye ku xigeenkiisa 2aad ee Golaha Wakiilada Mudane Cali Yuusuf Axmed oo...
Shirkadaha Petrosoma iyo Jacka Resources oo booqday Deegaamo laga bilaabayo Sahamin Shidaal
Hargeysa (SLpost)- Wefti ballaadhan oo ka socda shirkadaha Petrosoma iyo Jacka Resources ayaa maalintii shalay booqasho taarikhi ah ku tegay dhulka uu ku yaal...
Cabdiraxmaan Cabdulqaadir tolkiisu waa Qaranka Somaliland ee maaha qabiil – W/Q: Sayid-Axmed M Yuusuf (Dhegey)
"Maankaagu yuu noqon maqal lagula leeyahay, yaan toban muftaaxiyo lagu furan masaabiir" In aad dareenkaaga cabbirtaa, waa wax loo baahanayahay oo nolasha la xidhiidha. Inta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

