Monthly Archives: April, 2012

spot_imgspot_img

Waa Kuma Masuulka Hanan Kara Xilka Mayirnimo Ee Magalada Borama? – W/Q: Abdikani Daud kalinle

Tan iyo intii ay soo if baxay khilaafkii xoogaana ee xilka qaadidii aan caadiga hayn ee maayirkii magalada borama,iyo waliba xilka xayuubintii aan caadiga...

Xukuumadda Somaliland oo shaacisay Qorshe ay Maraakiibta u raran Ganacsatada Somaliland kaga badbaadinayso budhcad-badeedda Soomaalida

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda ganacsiga, wershadaha iyo Dalxiiska Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa ka hadlay qorshe xukuumadda uu ka tirsan yahay ugu talo-gashay inay...

Muuqaalka miisaanka awoodeed ee mas’uuliyiinta gobolka Gabiley – W/Q: Sacad M. Gadhle

Waa maalin Sabti ah. Goor sheegtu waxay tilmaamaysaa sagaalkii subaxnimo. Waxaan ku suganahay barxadda hore ee Dawlada hoose ee magaalada Gabiley,  waxaan diyaar u...

Illaha laga helo shaqada (Source of employment) – W/Q: Khaalid Cabdi Muuse (Khaalid Casiir)

Waxa dalkeena ka jirta shaqo la’aan baahsan oo saamaysay dhamaan bulshada oo dhan walow ha ugu dar naadaan dhalinyartuye. Hadaba waa kuwan ilaha laga helo...

Sheekadii Dhex Martay NIN ADAYG iyo NIN JILEEC – W/Q: Mukhtaar Bulshawi

Waa sheeko dhex taala dhalin iyo dhaaxa jirba, ma kala tagaan, mana wada jogaan, ma colobaan mana heshiyaan, mid waliba wuxuu u haystaa in...

Xukuumadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay oo wada-jir u daah-furay Istaraatajiyad Qaran oo lagu daryeelayo Quudinta iyo Nafaqaynta Carruurta

Hargeysa (SLpost)-Wasiiradda wasaaradda Caafimaadka iyo Xannaanada Xoolaha ayaa shalay ka qaybgalay xaflad lagu daah-furayay istiraajiyadda qaran ee Quudinta iyo nafaqaynta carruurta ee Somaliland ee...

Ururka SOHASCO oo Tababar ku Saabsan Maamulida Biyaha u Furay 21 Xubnood

Hargeysa (SLpost)- ururka SOHASCO ayaa tababar ku saabsan maamulida biyaha u furay 21 xubnood oo ah maamulada biyaha ee degaannada Cabdi-dheere, Bali Muumin iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img