Dhegaysiga Kiis-dacwadeedka Masuuliyiin Eedo musuq u xidhan oo maanta Fadhigeedii Saddexaad ku qabsoomay maxkamadda Gobolka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)– Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa maanta ammaankeeda aad loo adkeeyey ka dib markii maxkamadda la keenay masuuliyiin Eedo musuq u xidhan, waxaana maanta...
Waa Maxay Tobanka Qodob ee Looga baahan yahay In Madaxweyne Lahaado? Muxuuse Ka Leeyahay Madaxweynaha Somaliland Qodobadaas? – by DACAR.
* Health: Caafimaadka, Habsima u Shaqaynta (metabolic efficiency of a living being) Noolaha ama Balaadamiga Marka ay noqoto Dhinaca Maskaxda ama Jidhka,ama Dareenka, ayaa...
Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey qabsoomidda iyo diyaar-garowga Doorashada Goleyaasha Deegaanka
Hargeysa (SLpost) – Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay xiligan u hawl-galayaan sidii ay u heli lahaayeen qaadhaankii deeqbixiyeyaasha Somaliland ka taageerad...
Weriye ka tirsan ROYAL TV oo Booliska Ceerigaabo Xabsiga u taxaabeen iyo sababta xadhiggiisa
Ceerigaabo (SLpost)- Ciidammada ammaanka magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa Xabsiga u taxaabay Weriye Cabdillaahi Xuseen Darwiish oo magaaladaa uga soo warrama TV-ga...
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Shahaado-sharaf ku maamuusay Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL Kaalintii ay ka qaadatay Dhismaha Waddada Xaafadda DAAMI
Hargeysa (SLpost)- Madaxwene ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha Waddada Xaafadda Daami ee dagmadda Gacan-libaax ee magaalada Hargeysa. Madaxweyne...
BARCELONA VS CHELSEA: Toban Ciyaartoy oo Reebay Kooxda Adduunka ugu Wanaagsan, una soo baxay Final-ka Champions League (SAWIRRO + VIDEO)
SLpost SPORTS - Kooxda Chelsea ayaa u soo baxday tartanka ugu dambeeya ee Horyaalka Kooxaha Yurub ka dib markii ay 2-2 isla dhaafi waayeen...
Maamulka Gobolka Hawd, Taliyeyaasha qaybta Booliska, Laanta Socdaalka iyo Qaybaha Bulshada ee gobolka oo xukuumadda ku taageeray qaadacaadda Wada-hadallada Soomaaliya
Balli-gubadle (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Hawd Jamaal Xuseen Hure oo ay weheliyaan maayarka magaalada Bali-gubadle Ibraahin Colaad Jaamac, Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamud Xarbi iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

