HomeMadaxweynaha Koonfurta Sudan oo dhaliil u jeediyey Dhiggiisa Khartuum iyo baaqa Xoghayaha...

Madaxweynaha Koonfurta Sudan oo dhaliil u jeediyey Dhiggiisa Khartuum iyo baaqa Xoghayaha Qaramada Midoobay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Beijing (SLpost)- Madaxweynaha Koonfurta Sudan Mr Salva Kiir oo booqasho rasmi ah ku jooga caasimada dalka Shiinaha ayaa maanta ku eedeeyay Xukuumada Khartuum in dagaal aan loo kala hadhin ay ku soo qaaddo dalkiisa .

Salva Kiir waxa uu eedayntan ka dhawaajiyay mar uu maanta kulan la lahaa dhiggiisa dalka Shiinaha Huu Jiin Town oo labada dal ee Sudan xidhiidh wanaagsan la leh isla markaana ka qaadata shiidaalka ay soo saaraan intiisa ugu badan.

Dhinaca kale Xoghayaha Guud ee Qaramada Midooobay Baan kii Moon ayaa maanta ku booriyay Madaxweynayaasha Juba iyo Khartuum inay ka digtoonaadaan talaabo kasta oo keeni karta dagaal hor leh oo dhex mara labada dawladood ,waxaanu ugu baaqay inay isugu yimaadaan Miiska Wada hadalka mar kale.

Baan kii Moon waxa uu canbaareeyay weerarkii ay diyaaradaha dagaalka ee Xukuumada Khartuum ay ku qaadeen suuq ku yaala Magaalada Baantuul ee koonfurta dalkaasi oo dad shacab ahi ku dhinteen.

SLpost News/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories