Monthly Archives: February, 2012

spot_imgspot_img

BIYO KULULE: Goob hadda uun la fahmay iyo Deegaankii Qurxoonaa oo isbeddelay — Qalinki Suleymaan Cabdisitaar

Waxay ahayd galab gaaban oo qoraxdu godka ku dhawdahay markii aanu soo gunaanadnay  kana soo dareeray aqoon iswaydaarsi aanu dhawr maalmood u joognay magaalo...

‘Shirkadda Dahabshiil waxay tusaale u tahay Ganacsiga Soomaalida ee ka soo doogey colaadaha’

Hargeysa,  22 February, 2012 (SLpost)- Suxufigaa Caanka ah ee Magnus Taylor oo tifaftire guud ka ah Shabakadda ururka ee African Arguments Online ayaa warbixin...

Laba Wariye oo maalintii Labaad Wasiirka Arrimaha gudaha u xidhan oo loo diiday in la booqdo

Hargeysa, 21 February, 2012 (SLpost)- Xasan Cumar Xasan oo ka tirsan Wargeyska Ogaal iyo Maxamed Cabdi Xasan (Boosh) oo maalintii labaad ku xidhan Xarunta...

An open letter to the British Prime Minister, the African Union, the European Union…..

Somaliland was a British Protectorate for 76 years when on 26th June 1960 it gained independence from Britain, with approval and recognition from 35...

Maxa Sababay In Muddo 52 sanadood Ah Bushada JSL Ay Ku Jirto Halgan iyo Inay Ka Werwersanaato Madaxdooda Siyaasiga Ah?!!

Muwaadin, anigoo ah Garyaqaan Maxamed Xasan Siciid (Salli-Dhige), isla markaana ah garyaqaan Tabliiqi-Sharci (Voluntary Lawyer) ah, kana duulaya duruufo adag oo hore ee taariikh...

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada oo sheegay in Xeerka Wareejinta Maxaabiistu sahlayo in la kala Iibsaddo Maxaabiista ku jirta Jeelasha dalka

Hargeys, 21 February, 2012 (SLpost)- Saddex Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay ansixintii goluhu ku ansixiyeen xeerka...

Xukuumadda Somaliland oo Jawaab ka bixisay hadal ka soo jeedhay Sheekh Shariif, soona dhawaysay Dacwada ku socta Cali Samatar

Hargeysa, 21 February, 2012(SLpost)-Xukuumada Somaliland,ayaa si balaadhan u soo dhaweeysay dacwada dalka Maraykanka uga bilaabatay Madaxweyne ku-xigeenkii iyo raiisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Samatar...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img