Golaha Wakiilladda Somaliland oo maanta Ansixiyey Xeerarka La-dagaalkaBudhcad-badeedda iyo Wareejinta Maxaabiista
Hargeysa, 21 February, 2012 (SLpost)- Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa fadhigoodii Maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay laba xeer oo kala ah Xeerka La...
Wefti ka tirsan Guddiga Diiwaangelinta oo Kormeer ku maray Xafiisyada Ururadda Siyaasadda ee magaalada Laascaanood
Laascaanood, 21 February, 2012 (SLpost)- Wefti ka socda Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ayaa Maanta kormeer ku soo maray Xafiisyada kala...
Dalka Iiraan oo bilaabay Dhuulatus Milatari oo ay ku difaacayaan Barnaamijooda Nukliyeerka wakhti ay booqasho ku joogaan xubno ka tirsan Qaramada Midoobay
Tehran, 21 February, 2012 (SLpost)- Dawlada Islaamiga ah ee Iraan ayaa Maanta bilowday Dhoolatus Milateri oo socon doona mudo afar cisho ah kaas oo...
Dalka Yemen oo looga dareeray doorasho Nin kali ahi Madaxweyne u sharraxan yahay
Sanca, 21 February, 2012 (SLpost)- Dadweynaha wadanka Yemen ayaa maanta markii ugu horreysay muddo tobanaan sanno ah u dareeray goobaha cod-bixinta si ay u...
OGEYSIIS: Fadlan Kaalay Oo U Hiili Qaranka Iyo Qadiyada Somaliland
Banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo gooni isu-taaga Somaliland ayaa ka dhaci doona magaalada Den Haag (Hague) ee dalka Holland (The Netherlands). Bannaan baxani waxa uu...
Qal-qallooca Xukuumada Talada Haysa Iyo Qumanaanta Shacabka Somaliland!
Dadku muu bislaan weli, Inta qaranka dahabkaa, Qabiil uu ku daba jiro, Dalna Wuu habsaamaa, Inta damacu adagyee, Qofba doonistiisa, Danta guud ka jacelyahay Abwaan Abees Xidhiidhka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

