Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Adduunka? Qalinkii Cumar Axmed Cumar
Dhamaan Salaan Umada Islaamka ,wakhriste waxaan doonayaa in aan halkan idin ku soo gudbiyo qoraal kooban oo nuxukiisa yahay “Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa...
Ciidan Puntland ah iyo maleeshiyo-beeleed lagu ururiyey Tukaraq oo Xalay Saqdii dhexe oodda Jebiyey
Laascaanood, 13 February, 2012 (SLpost)- Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo maleeshiyo aad u tiro badan oo muddo bil ah lagu ururinayey gudaha tuulada...
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Jabuuti oo ka Xog-warramay ujeeddada Socdaal uu ku yimi magaalada Hargeysa iyo Kulamo uu la yeeshay Dhiggiisa Somaliland
Hargeysa, 13 February, 2012 (SLpost)- Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Jamhuuriyada Jabuuti Mr.Siciid Cumar oo booqasho shaqo ku jooga caasimada dalka ee hargaysa ayaa cadeeyay...
Wasaaradda Caafimaadka oo Shaacisay Wakhtiga uu bilaabmayo Ololaha Caafimaadka ee Carruurta lagaga Talaalayo Cudurrada Guud
Hargeysa, 13 February, 2012 (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog) ayaa shaaciyey inuu dalka ka bilaabmi doono Olilihii talaalka Carruurta ee...
Shir-madaxeed ay ka qayb-qaateen haweenka gobolka Geeska Afrika oo Hargeysa lagu soo gebo-gabeeyey iyo Nuxurka Khudbado ay ka jeediyeen Masuuliyiinta Qaranku
Hargeysa, 13 February, 2012 (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil “Saylici” oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane...
Wasiirka Beeraha Somaliland oo Agabka Wax-soo-saarka Beeraha ku wareejiyey Beeralayda deegaamo ka tirsan Gobolka Maroodijeex
Hargeysa, 13 February, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Prof. Faarax Cilmi Geedoole iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gudoonsiiyay deeq isugu jirta agabka...
YAA HARAGEEDII NAGAGA CELIYA? – Qaybtii 2aad
(Taariikhaha 5 Feb iyo 23 Feb iyo shaqsiyaadka xilka ummadda xilligan hayaba, waxay ahaan doonaa qaar ay shacabka reer Somaliland xasuusan doonaan,wanaag iyo xumaan hadba kay ku xasuusan doonaana ILLAHAY ayuun...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

