HomeWasiirka Beeraha Somaliland oo Agabka Wax-soo-saarka Beeraha ku wareejiyey Beeralayda deegaamo ka...

Wasiirka Beeraha Somaliland oo Agabka Wax-soo-saarka Beeraha ku wareejiyey Beeralayda deegaamo ka tirsan Gobolka Maroodijeex

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 13 February, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Prof. Faarax Cilmi Geedoole iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gudoonsiiyay deeq isugu jirta agabka lagaga shaqeeyo wax soo saarka beeraha beeralayda deegaanada Xaraf, Xagal, Xareed iyo Dhaboolaq  ee galbeedka Gobolka Maroodi jeex

Wasiirka oo ay weheliyaan madax ka tirsan wasaarada beeraha, aqoon yahano iyo hay’dda Concern World  Wide oo ay wada shaqayn leeyihiin wasaarada beeraha.

Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Somaliland Prof Faarax Cilmi Geedoole oo ka hadlay kulanka gudoonsiinta agabkan lagaga shaqeeyo dhinaca beeraha ayaa ku dheeraaday faa’iidada ku jirta sidii aynu isku filaansho dhinaca wax soo saarka ah u gaadhi lahayn waxaanu sheegay in sannadkii aynu ka soo gudubnay iyo kii ka horeeyayba uu faraq u dhexeeyay tacab soo saarka dalaga beeraha taas oo kala duwanaanshaahaasi uu ku yimid laba sababood oo kala ah dadaalka shaqo ee ay ku talaabsadeen beeralayda dalku iyo raxmada uu Ilaahay inagu gargaaray oo wax soo saarkeenii ka dhigtay mid aynu kaga badbaadno baahidii raashin ee uu dalkeenu u baahnaa, Wasiirku  waxa uu mahadceliyay hay’ada Concern World Wide oo ka dhabaysay balanqaadkeedii ku aadanaa ka qayb qaadashada horumarinta beeralayda dalka .

Prof Faarax Cilmi Geedoole waxa uu kula dardaarmay beeralayda qalabkan la gudoonsiiyay inay u diyaar garoobaan dadaal kii hore ka badan.

Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta deegaanka deeqdan la gaadhsiiyay ayaa u mahadnaqay Wasaarada Beeraha iyo Hay’ada Concern World Wide oo sannadkii la soo dhaafay gacan weyn ka gaystay tababarada kor loogu qaadayay aqoonta beeralayda isla markaana ka hawl galay sidii loo soo celin lahaa moosaskii beeraha u qabanayay biyaha.

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories