HomeWasaaradda Caafimaadka oo Shaacisay Wakhtiga uu bilaabmayo Ololaha Caafimaadka ee Carruurta lagaga...

Wasaaradda Caafimaadka oo Shaacisay Wakhtiga uu bilaabmayo Ololaha Caafimaadka ee Carruurta lagaga Talaalayo Cudurrada Guud

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 13 February, 2012 (SLpost)- Wasiirka wasaaradda  Caafimaadka Dr  Xuseen  Muxumed  Maxamed  (Xoog)  ayaa shaaciyey inuu dalka ka bilaabmi doono Olilihii talaalka Carruurta ee Cudurrada Guud.

Wasiirka oo maanta Shir  jaraa’id  ku qabtay xafiiskiisa  waxa uu Cadeeyay in    hawl-wadeennada Caafimaadka ee Hawshan galayaa ay ololaha caafimaadka bilaabi doonaan 19.2.2012 kaa soo ka mid ahaa ku talagalka  qorshayaasha  horumarinta  caafimaadka  caruurta ee  sannadka  2012ka.

blankWasiirka wasaaradda caafimaadku  waxa uu tilmaamay waajibaadka waalidka  dusha  ka  saaran  ee Illaahay ku eegayo  ay  ka mid tahay  sida uu isaga  xil saaro kor  u qaadida  baahiyaha  ama  daryeelka  caafimaadka,  waxbarashada   iyo barbaarinta  suuban.

Wasiirka  oo hawl wadeenada  fulinaya  talaalka  ka  hadlaayey  ayaa sheegay in loo sahlayo  agabka  ay  goob  kasta  kaga  hawl galayaan,  iyagoo looga  baahan yahay inay  waalidka  si degan u  fahansiiyaan  si ay  adeega  ubadka  loo qabayaa  ay  kaalintooda ua  qaataan  waalidka ubadka dhalayna  keenaan  goobaha talaalka.

Wasiirku  wuxuu  hadalkiisa ku soo gebo-gebeeyey in  talaalkani uu yahay mid  lacag  la’aan  ah  taas daraadeedna loo baahan yahay sidii fursadaas loogaga faa’iidayn lahaa ubadka .

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories