Wasiirka Arrimaha Debadda Oo Jawaab Ka bixiyay Eedaymo uu u soo jeediyay Agaasimihii wasaaraddaas oo is casilay
Hargeysa, 13 February, 2012 (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo uu maanta u jeediyay Agaasimihii Guud...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Debadda oo Xilkii iska Casilay, eedaymana u jeediyey Wasiirka Arrimaha Debedda iyo Wasiirka Madaxtooyada
Hargeysa, 13 February, 2012 (SLpost)– Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha debadda Somaliland Md. Maxamuud Raage Ibraahim ayaa maanta iska casilay xilkii uu ka hayey...
Madaxweyne ku-xigeenka oo lacag u qaybiyey Dhaawacyadii Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyada Buuhoodle oo Yaala Cusbitaalka Burco, kana warramay ujeeddada Socdaalkiisa Burco
Hargeysa, 13 February 2012 (SLpost)-Madaxweyne ku-xigeenka jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), iyo wefti baaladhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tagey...
Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka oo Munaasibad aan saxaafadda loo ogolayn xilka ku wareejiyey taliyaha Cusub
Hargeysa, 12 February 2012 (SLpost)-Taliyihii ciidanka Qaranka Somaliland Maxamed Cabdlilaahi Xasan (Jidhif) oo maalintii Khamiistii ee toddobaadkii hore Madaxweyne Siilaanyo xilka laga qaaday, ayaa...
Wasaaradda Isgaadhsiinta oo markii ugu horreysay Dakhligii ugu badnaa Dawladda u soo hoysay iyo isku-xidhkii Shirkadaha isgaadhsiinta oo la dhammaystiray
Hargeysa, 12 February 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md Axmed Xaashi Oday, ayaa sheegay in wasaaraddiisu markii ugu horreysay dakhligii ugu...
Musharrixiinta golaha deegaanka Gabiley ee Urur-siyaasadeedka WADANI oo soo bandhigay Barnaamijkooda Siyaasadeed
Gabiley, 12 February, 2012 (SLpoar)- Masuuliyiin iyo taageerayaal ka tirsan Urur-Siyaasadeedka WADANI ee Gobolka Gabiley, isla markaana ay ka dhex muuqdeen xubno door ah...
SHIRKA LONDON WAA SHIRQOOL LABA AFLEH – Qalinkii: Axmed-Sakatuuri Aadam Cadhood
Tan Iyo Intii Ay Burburtay Dawladdii Dhexe Ee Soomaaliya Burburkeeda Ay Sabab U Ahaayeen Shacabwaynihii Ugu Badnaa Dalwaynihii La Isku Odhan Jiray Soomaaliya Waana...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

