HomeGuddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Jabuuti oo ka Xog-warramay ujeeddada Socdaal uu ku...

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Jabuuti oo ka Xog-warramay ujeeddada Socdaal uu ku yimi magaalada Hargeysa iyo Kulamo uu la yeeshay Dhiggiisa Somaliland

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, 13 February, 2012 (SLpost)- Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Jamhuuriyada Jabuuti Mr.Siciid Cumar oo booqasho shaqo ku jooga caasimada dalka ee hargaysa ayaa cadeeyay in xidhiidhka Ganacsi iyo wax wada qabsi ee u dhexeeya labada dal uu marayo halkii ugu wanaagsanayd ilaa intii Somaliland jirtay.

Masuulkani waxa uu xusay in mudo laba cisho ah oo uu dalka ku sugnaa uu kulamo kala duwan la yeeshay mas’uuliyiinta rugta ganacsiga ee Somaliland isla markaana ay ka wada hadleen arrimo badan oo ay taageero wax ku ool ah ka ciyaari doonaan kuwaas oo ay ka gacan siin doonaan urur goboleedka Igad.

blankGudoomiyaha Rugta ganacsiga ee Jabuuti, waxa uu sheegay inay rugtan ka taageeri doonaan dhinacyada tababarada, Kaydinta wixii xogo ah iyo is dhaafsiga wixii macluumaad ah,waxaa kale oo uu tilmaamay in iskaashiga labada wadan uu marba mark aka danbaysa sii kobcayo isagoo intaas ku daray In Wasiirka Maaliyada ee Jamhuuriyada Jabuuti uu marti qaad u fidiyay Wasiirada Maaliyada iyo Ganacsiga ee Somaliland isla markaana ay dhinacooda marti qaadkaas ku soo dareen rugta Ganacsiga Warshadaha iyo Beeraha ee Somaliland isla markaana ay is dhaafsadeen talooyin dhaxal gal ah.

Gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Jabuuti waxa uu hoosta ka xariiqay in sababaha sii weynaynaya xidhiidhka labada dal ay tahay jidka isku xidha labada wadan oo haatan uu dhismihiisi socdo isla markaana ay dawlada Jabuuti iyadoo kaashanaysa Mashruuc balaadhan oo Midowga Yurub Maalgalinayo ay ku taageeraan hirgelinta wadadaas oo wax badan ka badali doonta isu socodka ganacsiga ee Somaliland iyo Jabuuti.

Mr Siciid Cumar waxa uu intaas ku daray inay ku faraxsan yihiin in wax soo saarka maxaliga ah ee Somaliland uu soo gaadho dalka Jamhuuriyada Jabuuti.

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories