Monthly Archives: February, 2012

spot_imgspot_img

Hanti-dhowraha Qaranka oo kulan aqoon-isweydaarsi ah u furay Xisaabiyeyaasha Hay’adaha Dawladda

Hargeysa, 27 February, 2012 (SLpost)- Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Muxumed Aw Axmed  ayaa Maanta u furay aqoon is weydaarsi socon doona muddo laba...

Kulan-weyne lagu gorfaynayo Xeerka Nidaaminta Garsoorka oo kulmiyey Waaxaha Xeer-dejinta iyo Garsoorka oo maanta Hargeysa ka furmay

Hargeysa, 27 February, 2012 (SLpost)- Kulan hawleed laba cisho soconaya oo lagu lafo gurayo Xeerka Nidaamka Garsoorka  isla markaana ay ka qayb galeen ku...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo maanta Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2012 oo tii sannadkii hore ka badan

Hargeysa, 27 February, 2012 (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland Fadhi ay maanta isugu yimaaddeen ayaa lagu ansixiyey miisaaniyad-sannadeedka 2012 oo in badan la sugayey. Kulankan oo...

GOLAHA AMMAANKA: Liiska Magacyada Shakhsiyaadka iyo hay’adaha ka jira Dhulka Soomaalida ee Xannibaadaha lagu soo rogay

“Waxa laga xanibay socdaalada, hantidoodii mood iyo nool, iyo tegitaanka meel kale”

Raysalwasaaraha Ruushka oo reer Galbeedka uga Digay inay Weeraraan Iiraan, ballan-qaadayna inay ka hortagayana haddii ay taasi dhacdo

Moscow, 26 February, 2012 (SLpost)- Raysal wasaaraha dalka Ruushka  Mr Vlamadir Putin  ayaa cabsida iyo shakiga  ay dawladaha reer galbeedku  ka muujinayaan barnaamijka Niyukliyeerka ...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img