Shacabka Caasimadda dalka oo bannaan-baxyo ku muujiyey Midnimada iyo jiritaanka Somaliland iyo hadallada Masuuliyiintii ka qayb-gashay (SAWIRRO)
Hargeysa, 22 January, 2012 (SLpost)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirradda iyo Hoggaamiyeyaashii...
Saddexda Xisbi Qaran oo mawqif isku mid ah ka muujiyey Ilaalinta Midnimada Somaliland, shacbigana ugu baaqay bannaanbax salmi ah oo ay Qaddiyaddooda ku muujinayaan
Hargeysa, 21 January, 2012 (SLpost)- Saddexda Xisbi Qaran ee KULMIYE, UDUB iyo UCID ayaa Maanta si wada jira u cadeeyay inaan qaranimada Somaliland gorgortan...
Masuuliyiinta Shirkadda SOMTEL oo Ka qayb Galay Wajigii saddexaad ee Barmaamujka KASMAAL iyo jawaab celintii Xiisaha Dadka
Hargeysa, 21 January, 2012 (SLpost)- Masuuliyiin uu Horkacayo Maareeyaha Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee SOMTEL ayaa Maanta ka qayb galay Barmaamujka Xiisaha leh ee...
SUNAAMI: Gabay laga sameeyey Xadhiggii Suxufiyiinta
Suunaami (Gabay) Gabaygan waxa tiriyay Xiis Maxamed Cilmi isagoo is barbar dhigaya wakhtiyadii ismari waaga siyaasadeed ka jiray dalka siday dhalinyarada, haweenka, & saxaafadu ula...
Ururka UK Somaliland Community – Warsaxaafadeed (Press release )
(Haddii Somaliland ka qayb gasho Shirka Feb,2012 kooxaha Soomaaliya loogu qabanayo Uk,waxaa la gudboon Ururada/Shacabka reer Somaliland gudaha iyo dibadaba/Xisbiyada Mucaaridka ,intaba sidii loo...
Khasaaraha Mudaharaadyo ujeedooyin kala duwan oo maanta gilgilay magaalada Laascaanood
Laascaanood, 21 January, 2012 (SLpost)- Mudaharaad rabshado wata oo ujeedooyin kala duwan xambaarsan ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascaanood kaas oo Inta la ogyahay...
Kalfadhigii 17aad ee Golaha Wakiillada oo maanta furmay iyo Nuxurka Ajandayaasha Golaha la hor keenay
Hargeysa, 21 January, 2012 (SLpost)- Waxa maanta Magaalada Hargeysa ka furmay Kalfadhigii 17aad ee Golaha Wakiillada Somaliland kaas oo xildhibaannada golaha loogu qaybiyey ajandayaasha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

