HomeMasuuliyiinta Shirkadda SOMTEL oo Ka qayb Galay Wajigii saddexaad ee Barmaamujka KASMAAL...

Masuuliyiinta Shirkadda SOMTEL oo Ka qayb Galay Wajigii saddexaad ee Barmaamujka KASMAAL iyo jawaab celintii Xiisaha Dadka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, 21 January, 2012 (SLpost)- Masuuliyiin uu Horkacayo Maareeyaha Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee SOMTEL ayaa Maanta ka qayb galay Barmaamujka Xiisaha leh ee Kasmaal oo ay iska kaashadeen shirkadda wadaniga ah ee Somtel iyo Tv-ga Qaranka Isla Markaasna ay shirkaddu si toos ah u maalgaliso .

blankMasuuliyiinta maanta ka qayb galay Barmaamijka Kasmaal oo dib loo Bilaabay sanadka Cusub ee 2012, ayaa u kuurgalayay sida ay dadweynaha reer Somaliland uga soo Qaadan lahaayeen fikradooda ku aaddan Barmaamujkani iyo waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo kordhiyo.

blankMaareeyaha Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee SOMTEL Mudane Cawil Saalax Cabdi iyo xubno sare sare oo ka tirsan masuuliyiinta shirkadda ayaa waxay u guur galayeen sidii Barmaamujkani Kasmaal loo horumarin lahaa.

Dadweynaha Ka soo qayb galay furitaanka qaybtii saddexaad ee Barmaamujkani oo isugu jiray Tartamayaasha Barmaamujka iyo ka soo qayb galayaan kale, ayaa ka warramay Firkadooda ku aaddan Barmaamujkani ay Maalgalisho Shirkadda SOMTEL oo Ka mid ah Barmaamujyadda loogu Jecelyahay Daawashadiisa Dalka Somaliland .

blankBarmaamujkani Kasmaal oo inta badan ka baxay Tv-ga Qaranka ayaa waxaa si toos ah u maalgalisha shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee somtel Kaasi oo ah Barmaamuj Shirkaddu ay Macaamiisheed Dib ugu Celiso waxyaabihii ay Ka Faa’iiday  isla markaasna ay shirkaddu qofkii ku guulaystay su’aalaha tartanka ku bixiso abaalmarinno lacag ah oo Heerar kala duwan leh.

Somalilandpost News

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories