Ka bogo Xeer-nidaamiyaha Faafinta Rasmiga ah ee Madaxweynuhu soo Saaray oo dhammaystiran
XEER NIDAAMIYAHA FAAFINTA RASMIGA AH EE JAMHUURIYADDA SOMALILAND Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Isagaoo Tixraacaya: Qodobka 90, Faqradiisa 12aad ee Dastuurka JSL ee tilmaamaya awoodaha Madaxweynaha iyo Qodobka...
Shirweynaha Saddexaad ee Xisbiga UCID oo la soo gabogabeeyey mar saddexaadna Guddoomiye loogu doortay Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Shirweynihii sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta lagu soo gabogabeeyay HuteelkaCrown ee magaalada Hargeysa, waxaana markii sadexaad Guddoomiye loogu...
Guddoomiyaha hay’adda Shaqaalaha oo tirade hay’adaha ay imtixaanka ka qaadeen shaqaalahooda iyo inta u hadhsan
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha dawlada Muxumed Aw Cabdi Ismaaciil ayaa maanta ka Waramay waxyaabihii u qabsoomay hay’ada shaqaalaha dawlada sannadkii tagay ee 2011-kii. Guddoomiyaha...
Guddoomiye-xigeenka UDUB oo shaaciyey Heshiiskii ay Cali Waran-cadde iskula qaateen Bixinta Lacagta Murashaxnimada
Hargeysa, (SLpost)- Ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa shaaciyey Heshiish dhex maray isaga iyo Murashaxa Madaweynaha ee UDUB Cali Maxamed Waran-cadde kaas...
Somali News
Madaxweyne Siilaanyo oo soo saaray Xeer-nidaaamitha Faafinta Rasmiga ah ee Go’aamada iyo xeerarka Ansaxa
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta digreeto madaxweyne ku ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Faafinta Rasmiga ah ee Go’aamada iyo xeerarka...
Somali News
Xukuumadda oo shaacisay natiijada Baadhitaanka dhacdadii Foosha xumayd ee Seemaal iyo Magacyada Eedaysanayaasha
Gabiley, (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” ayaa maanta ku dhawaaqay magacyada eedaysanayaasha ka danbeeyay dilkii lagula kacay...
Shirweynihii Saddexaad ee Xisbiga UCID oo maanta si rasmi ah Hargeysa uga furmay iyo Nuxurka Khudbadihii Madasha
Hargeysa, (SLpost)- Shirweynihii Sadexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Maanta si rasmi ah uga furmay Huteelka Crown ee Caasimada Hargaysa kaas oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

