Xil wayn hala iska saaro taariikhda Somaliland sidii loogu soo gudbin lahaa jiilalka cusub
Maxamed Maxamuud Buureed Tan iyo intii ka danbaysay markii Jamhuuriyadda Somaliland dib ula soo noqotay madaxbanaanideeda laguna guulaystay halgankii dib u xoraynta waddanka ee...
Thierry Henry oo muddo laba bilood ah amaah kula joogaya Kooxdiisii Hore
SLpost Sports - Kooxda Arsenal ayaa dhameystirtay heshiiskii amaahda labada bilood ee ay kula soo wareegayeen weeraryahankoodii hore Thiery Henry. Ciyaaryahanka ugu goolasha badan taariikhda kooxda...
Walaalaha Ilma Toure oo laga yaabo inay seegaan kulanka FA Cup-ka ee Man. Utd ka dib diidmo kaga timi Ivory Coast
SLpost Sports - Xidhiidhka kubadda cagta ee dalka Cote d’Ivoire ayaa diiday codsigii Manchester City ay ku dooneysay in dib loogu dhigo xilliga Yaya Toure...
Dhul-gariir maanta ka dhacay magaalada Boorama
Boorama, 6 January, 2012 (SLpost)- Dhulgariir aan cabbirkiisu weynayn ayaa maanta abbaaro 10:30 subaxnimo ka dhacay magaalada Boorama kaas oo aan laga dareemay qaybaha...
Madal hawl-qabad lagu soo bandhigay oo kulmisay Laba Masuul oo Fiintu Dhex Miranayso Iyo Jawigii ay ku sugnaayeen
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirrada Maaliyada iyo Macdanta & Biyaha ayaa markii ugu horreysay tan iyo wakhtigii khilaafkooda caawa ku kulmay qayb Munaasibad balaadhan oo Wakaalada...
Dawladda Imaaraadka Carabta oo Xorriyaddiisa u soo celisay Boqor Cismaan Buur-madow
Hargeysa (SLpost)- Dawladda dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta xorriyadiisii u soo celisay Boqor Cusmaan aw-Maxamuud (Buur-madow) oo mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland. Boqor Buur-madow oo muddo...
Talo:- Xuuraan Iyo Xog Ururin Dabadeed Maxaa Xal U Ah Xisbiga UDUB? – By C/salaam-Abuhurayra
Bismillah Marka hore waxaa wax laga xumaado ah in xisbigii la tuhunsanaa ee talada dalka mudada badan gadh-wadeenka ka ahaa, laga maqlo maanta hadallo ceeb...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

