TACSI: Guddoomiyaha Ururka Qareennada Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa Qoysaska labada Marxuum C/laali Cabdi Axmed iyo Maxamed Xuseen Caabbi
Guddoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland(SOLLA), isagoo ku hadlaya afka guddida fulinta iyo ka xubnaha Ururka Qareenada Somaliland ee Solla, wuxuu tacsi u diriyaa Ehelkii, Qaraabadii...
Somali News
Cali Maxamed Ibrahim Cigaal oo ka hadlay Khilaafka UDUB, baaqna u jeediyey Garabyada isku haysta
Dubai, (SLpost)- Cali Maxamed X. Ibraahim Cigaal oo ah Wiilka ugu wayn Carruurta uu dhalay Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X Ibraahin Cigaal,...
Somali News
“Waxannu Ku War-Gelinaynaa Dawladda Somaliland In Haddii Aay Difaaci Waydo Magaca Sanaag In Dadka Reer Sanaag Aay Ku Qasban Yihiin In Aay Difaacaan Magacooda...
Gobolka Sanaag waa gobolka ugu baaxadda wayn Somaliland waxana uu ku dhaw yahay bed ahaan sadex moolood oo meel dhulka Somaliland oo dhan. Waa...
TACSI MADAXWEYNE: Marxuum Maxamed Xuseen Caabi iyo Marxuum Cabdilaahi Cabdi Axmed (Kubado)
TACSI MADAXWEYNE Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u Dirayaa Wasiirka Wax-barashada Tacliinta Sare Marwo, Samsam Cabdi Aadan waxaanu ka tacsiyadaynayaa...
Guddoomiyaha KULMIYE waxa uu tacsi u diraya Qoysaskii Marxuumiinta Cabdilaahi Cabdi Axmed iyo Maxamed Xuseen Cabdi
GUDOOMIYAHA KULMIYE Waxaan aniga oo ku hadlaya magacayga, kan Hogaanka ee Xisbiga Kulmiye kan Guddiga fulinta ee Xisbiga Kulmiye iyo kan Golaha Dhexe ee Xisbiga...
Tacsi: Marxuum Maxamed Xuseen Caabi
ALLe ha U Naxariistee waxa abaaro lixdii subaxnimo ee maanta 4/01/2012 ku geeriyooday magaalada London U.K Maxuum Maxamed Xuseen Caabi oo ahaa Guddoomiyaha Guddiga...
Madaxweyne iyada oo ay Awoodaada Tahay Magacaabista iyo Bedelaada Masuuliyiinta Hay’adaha Xukuumadu Hadana Waa lagama Maarmaan In Aad Dhinacyo Badan Ka Eegto Xilalka Qaarkood
Sida aynu ka warqabno Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu Xilkii ka qaaday Maalinka hor Taliyihii Sirdoonka Qaranka, Maxamed Nuur Isagoo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

