HomeDawladda Imaaraadka Carabta oo Xorriyaddiisa u soo celisay Boqor Cismaan Buur-madow

Dawladda Imaaraadka Carabta oo Xorriyaddiisa u soo celisay Boqor Cismaan Buur-madow

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Dawladda dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta xorriyadiisii u soo celisay Boqor Cusmaan aw-Maxamuud (Buur-madow) oo mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland.

blankBoqor Buur-madow oo muddo lix todobaad u xidhnaa ciidamada ammaanka ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta isla markaana laga qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Dubai ayaa la sheegayaa in sii-dayntiisu ka dambaysay ka dib markii ay ka hawl-galeen masuuliyiin ka tirsan dalal aan la magacaabin.

Xadhigga Boqor Buur-madow oo ilaa hadda aan si rasmi ah loo shaacin sababtiisa ayaa haddana waxa ay wararka la isla dhex marayaa sheegayaan inay la xidhiidho Arrimo siyaasadeed oo loo badinayo inuu xidhiidh hoose la lahaa qoyska Qaddaafi ee dalka Liibiya.

Waxa muddooyinkii ugu dambeeyey isa soo taraysay baaqyo ay qaar ka mid ah madax-dhaqameedka beesha uu boqorku ka dhashay u soo jeedinayeen xukuumadda Somaliland iyo weliba Imaaraadka Carabta, taas oo ay kaga codsanayeen in la sii daayo Boqor Cusmaan.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories