Monthly Archives: January, 2012

spot_imgspot_img

Gabiley: Magaalo aan wali nasiib u helin maamul ku kalsoon nolosheeda iyo bulsho aan dareensanayn Hab-dhaqanka madaxdooda

Magaalada Gabiley waa deegaanka ugu soo dhaw caasimadda ee magaaloobay  waqtigii Hargaysa  la dagayay, dadka taariikhyahankuna waxay yidhaahdaan way wada socdeen  labadii Sheikh ee aasaasay...

Liyuu Booliska Itoobiya oo laayay dad shicib ah iyo Xaaladda Burco oo Kacsan

London, (SLpost)- Xaalada magaalada Burco oo kacsan kadib markii sida warku lagu helaayo ay niman Ethiopian Somali ahi ay magaalada Xal-Xalis oo katirsan kilinka 5aad ay...

Shirweyne Baarlamaannada dalalka Geeska Afrika uga Furmay Jabuuti iyo Nuxurka Qodobbo muhiim ah oo laga filayo

Jabuuti, 07 January, 2012 (SLpost)- Shirweyne ay isugu yimaaddeen Ergooyin ka socda Baarlamaannada dalalka Geeska Afrika ee xubnaha ka ah Urur-goboleedka IGAD ayaa maanta...

Ururrada la furay waa ujeeddo-badan

Tan iyo intii la gudo galay furista Ururada siyaasada waxa furmay Ururo badan oo ah ujeedo badan, waxa cidii u dhug yeelata u muuqanaya...

Dumarka iyo Dhaqaalaha Somaliland

Wakhti aan fogayn ayaa waxaan qoray maqaal ku saabsanaa doorka Dumarka iyo siyaasadda Somaliland. Markii maqaalkii aan soo bandhigay ayaa jawaabo badan oo kala...

Madaxweynaha Iiraan oo Socdaal Maraykanka ka Xanaajiyey ku maraya Dalal Koonfurta Ameerika ku yaala

London, 07 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Iiraan Mahmoud Ahmadinjead, oo culays badan ka haysto cuno-qabataynta dhanka dhaqaalaha ah ee reer galbeedka kaga imanaya,...

Qof isa soo miidaamiyey oo maanta isku qarxiyey badhtamaha Dimishiq kaas oo galaaftay nolosha 26 qof iyo dhaawac daraasin kale

Dimishiq, 07 January, 2012 (SLpost)- Qof naftiisa soo biimeeyey ayaa isku qarxiyey badhtamaha magaalada Dimishiq kaas oo galaaftay nolosha 26 qof iyo dhaawaca 63...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img