Monthly Archives: January, 2012

spot_imgspot_img

Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay oo Madaxweynaha Suuriya ugu baaqay inuu tixgeliyo Rabitaanka Shacabkiisa isla markaana dhammaaday Jiilkii Hoggaamiyeyaasha Wax Cabudhiya

New York, 15 January, 2012 (SLpost)- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban ki Moon ayaa maanta mar kale ugu baaqay Madaxweynaha dalka Suuriya Bashaar...

SHALAY IYO MAANTA – By Cabdirisaaq Sh. Cali Askar

Shalay Daahir Rayaale waxa uu Codka Shacabka kuwaayey,  waxa ugu waaweynaa Sharcigii ( Distoorka) aynu dhiganay oo uu ixtiraami waayey, Musuq-maasuq  dalka ku baahaay,  Shaqaale Dawladeed oo dayacmay...

HCTV Wuxu u adeega Cadawga, Somaliland Habaar lagu kari waa

Somaliland waa qaran qaan gaadha oo labaatan jirsadey, caruur iyo ciroolaba waxay gaad ka hayaan qarankan hana qaadey ee qeyrkii dhaafey. Waxa jirtey wakhti somaliland...

Xorriyad Helbaan Guntiga U Xidhee, Ma Hadaan Galay Geerashkii Xadhiga

Aynu waayaha dib u yar millicsanno. Weli maynaan lumin kartidii aynu u lahayn niyad-samidda iyo wada tashiga dumuqraadiga ah, kaas oo aynu ka dhaxalnay...

Muuse Biixi oo ka hadlay Dagaalkii Saaka Ciidamada Qaranku kula wareegeen Buuhoodle iyo Mawqifka Xisbiga ee Shirka Taleex

Hargeysa, 15 January, 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay mawqifka xisbiga ee ku...

OGEYSIIS: Radio Hargeysa ka Dhegayso Telefonkaaga

Ku: Dhamaan Shicibka Somaliland ee North America, UK iyo dhamaan Europe: Waxan dhamaan halkan ka ogaysiinayaa shicibka reer Somaliland ee ku North America, UK iyo...

Maskax-Guurka Dhaqaalaha Somaliland – By Maxamed Cabdi Daa’uud

Tacrifaddu waa cashuur lagu waajibiyay shay kasta oo dibadda laga keeno, kaas oo qiimihihiisa boqolkiiba in goán ay qaadato xukuumaddu inta aanu soo caga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img