HomeHCTV Wuxu u adeega Cadawga, Somaliland Habaar lagu kari waa

HCTV Wuxu u adeega Cadawga, Somaliland Habaar lagu kari waa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankSomaliland waa qaran qaan gaadha oo labaatan jirsadey, caruur iyo ciroolaba waxay gaad ka hayaan qarankan hana qaadey ee qeyrkii dhaafey.
Waxa jirtey wakhti somaliland lahayd awood kooban oo ah jabahadii dibu xoreydanta geyiga Somaliland ee SNM rabi  intii naftooda ku waayey haw naxariisto  inta noolan cisi iyo sharaf haku maneystee  wakhtigaas waxay ahayd jabhad kooban oo saldhigeedu yahay diridhaba ethopia waxay soo martey safar dheer.
umaddanu waxay qaranimadeeda kala soo baxdey aflibaax maanta oo aynu joogno waxay mareysa meel aan loo baqan karin. cadawgu wuxu adeegsada mid maan gaaba oo oo gudaha jooga oo kashaqeeya hadimada qarankan rabi balayada baal mariyey ee tawxiidka calankiisa ku xardhanyahay. cadawaga muuqda waxa indho libaax u leh ciidamada Sooma jeestayaasha ee ay hogaanka u hayaan ragii hooga iyo halaaga ka waraabiyey dawladii faqash ee afweyne afka ciida u darey.
HCTV waa tv ummadu ay dhabadna gacanta sartey oo somaliland magceeda hoos u dhigey ka xamarna cirkaa geeyey.
waxad yaabeysa wiil dhaliyara oo madaxda qaranka ee hadii aney jiri lahayn faqash aabihi iyo isaga gawrici lahayd oo madaxda qaranka wax ka sheegaya si fudud oo aan masuuliyd ku jirina u af lagaadeynaya. waxaynu xasuusanahay wareysiyadii cayda iyo xumaanta iyo isku dirka ummada walaalaha ee dhiiga iyo diintu mideysey kala dilayey ee buur madaw iyo daba dhilifka cadawga laga sii daayo. waxaynu dhawaan ka daawaney warbixin macmala oo jeebka ay kala soo baxeen oo ay ku sheegin in madaxweynahay qarankanu fashilmey ummadana been u sheegey aynu is weydiinee  ma gole qaranba? ma xamarbey usheegayan yey wax usheegayaan?waxad yaabeysa marka ay warkooda ugu muhiiimsan ka dhigtaan cay ay mikrifoonka la hoos ordeen wax matare laaluushki dawaladii hore waayey oo horu marka qarankanu uu dhibayo. markaas ayaad is weydiineysa Tolow miyaan la barin saxaafada, waxa kasii daran marka aad aragto iyagoo ka hadlaya xoriyatal qawl waxanay bulshadu is weydiineysa tolow xoriyada ay doonayaan ma in si cad loo oglaado baabinta qarankanbaa? Dhaliisha xukuumadan waxaynu u sameysaney Xisbiyo qaran oo u haysta ogolaansho in ay tilmaaman dawalda hadii ay u arkaan in ay xilkeedi kasooo bixi weydeyna awood sharci xaga baarlamanka u adeegsadaan. hadaba hadii aaney jirin xisibi ay afkooda ku hadalaan yey ku metelan waxay sheegayan?  jawaabtu waa isku soo wada duuboo HCTV waxay u adeegan Cadawaga, qarankanuna wuxu cadawgiisa u leeyahay indho qudhaanjo. somaliland habaar lagu kari waaye ha karamo seegina…………..

ALLAH MAHAD ISKA LEH DHAMANTEED

AHMED SULIEMAN NOUR

GERMANY.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories