Saxaafaddu Saamayn Intee Leeg Ayay Ku Yeelan Geedi Socodka Dawladnimod Ee Somaliland?
Mudaddii uu xilka La wareegay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud (SIILAANYO) oo imika ku siman laba sano oo wakhti yar dhiman ayaa maalinba maalinta ka...
Xukuumadda Somaliland oo Ruqsaddii kala noqotay Telefishanka HCTV wariyeyaashii la xidhay qaarkoodna ku eedaysay inay hubaysnaayeen
Hargeysa, 15 January, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa ku dhawaaqay in ay Talefishanka Horn Cable TV...
Magacyada weriyeyaasha la xidhay iyo hay’adaha warbaahineed ee ay ka hawlgalaan
Hargeysa, 15 January, 2012 (SLpost) – Xukuumadda Somaliland ayaan illaa iyo hadda xorriyaddoodii u soo celinnin tiradii ugu badnayd ee suxufiyiin ah ee hal...
Hargeysa: Xukuumadda oo mar kaliya Xabsiga ku Gurtay Wariyeyaashii ugu tirada badnaa abid
Hargeysa, 15 January, 2012 (SLpost)- Waxaa Goor dhoweyd xabsiga lagu guray weriyaashi u badnaa abid ee la xidho hal maalin iyo isku wakhti, weriyaashan...
Ciidamada Qaranka oo la wareegay gacan-ku-haynta magaalada Buuhoodle
Buuhoodle, 15 January, 2012 (SLpost)- Ciidamada Qaranka ayaa saaka abbaaro 7:15 la wareegay magaalada Buuhoodle oo ay ku sugnaayeen maleeshiyo nabad-diid oo ka soo...
Daahir Rayaale Oo Gaashaanka ku dhuftay Xil-ka- qaadistii Ku-simaha Xoghayaha Guud ee UDUB
Paris, 15 January 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa gaashaanka ku dhuftay go’aan Guddoomiye ku-xigeenka Xisbigaasi Md....
Wefti Ka Socda Macadka Caalamiga ah oo Dimqraadiyadda ka shaqeeya oo Maanta Somaliland Soo Gaadhay
Hargeysa, 14 January, 2012 (SLpost)- Wefti ka socda machadka caalamiga ah ee Innovation Democracy oo fadhigiisu yahay California (USA), ayaa maanta soo gaadhay Somaliland. Weftigan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

