HomeXoghaya Guud ee Qaramada Midoobay oo Madaxweynaha Suuriya ugu baaqay inuu tixgeliyo...

Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay oo Madaxweynaha Suuriya ugu baaqay inuu tixgeliyo Rabitaanka Shacabkiisa isla markaana dhammaaday Jiilkii Hoggaamiyeyaasha Wax Cabudhiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

New York, 15 January, 2012 (SLpost)- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban ki Moon ayaa maanta mar kale ugu baaqay Madaxweynaha dalka Suuriya Bashaar Al Asad inuu joojiyo cadaadiska uu ku hayo dadkiisa isla markaana uu ixtiraamo rabitaanka shacbigiisa.

blankMr Ban ki Moon waxa uu intaas ku daray in dabaysha xornimo doon ee ka soo if baxday dalalka carabta aanay joogsanayn isagoo si gaar ah ugu jeediyay Madaxweynaha dalka Suuriya sidii uu ugu qanci lahaa rabitaanka dadweynihiisa .

Dhinaca kale wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dalka Suuriya ayaa cafis u fidiyay dad badan ee ka soo hor jeeda maamulkiisa kuwaas oo ku jira xabsiyada dalkaasi isla markaana lagu soo qabqabtay mudadii uu kacdoonka dadweyne ka aloosnaa dalkaasi .

Cafiskan ayaa noqonaya kii labaad ee Bashaar Al Asad  uu u fidiyo dadka loo xidhxidhayo qulqulatada wadankaasi ka taagan isagoo doonaya inuu hoos u dhigo xaraarada siyaasadeed ee cirka ku shareeran.

Hasa yeeshee talaabadan uu ku dhaqaaqay madaxweyne Asad waxay ka hor imanaysaa khudbad uu todobaadkii hore u jeediyay shacbiga dalkaasi taas oo uu ku sheegay inuu gacan bir ah ku qaban doono dadka wada rabshadahan.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories