Warbaahinta iyo Doorkii ay ka Qaadatay Dagaalkii Ciraaq – By Qasim Jama Hirsi
Sanadkii 2003-dii duulaankii lagu qaaday dalka Ciraaq ayaa taageero laxaad leh ka helay inta badan warbaahinta reer galbeedka. Dhacdadii 11-kii September,2011 ee lagu baabi’yey...
KA HORTAGAA KAROON DAAWEYNTA DAMBE – By: Jaamac Yasin
Waxa waayahan dambe saxada siyaaasadda ee Somaliland wareeriyey afkaar guracan oo ay la walwalanayaan kooxo u badan qurbajoog hunguri siyaasadeed hayo, lakinse garanla tubtii...
Dadkaygaw wax maqla!! – By Abdiasis Awil Adar
Waxaan dhamaan halkan ka salaamayaa ummadda soomaaliyeed gaar ahaan dadka Somaliland ku dhaqan. Salaan kadib aduunku taariikh iyo maalmo kala duwn ayuu soomaray, madax...
Guddoomiyihii hore Suxufiyiinta Afrika oo Shahaado DOCTORATE ah lagu maamuusay Xilkii Guddoomiyenimana Wareejisay
Addis Ababa, 17 January, 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha Midowga Suxufiyiinta Afrika (Journalists for African Renaissance ) Ms Moha Farax Jire ayaa shahaado Sharafka Doctorate ah...
Cali Waran-cadde oo Baaq ka soo saaray dagaalka Buuhoodle kana hadlay Suxufiyiinta la xidh-xidhay iyo guud ahaan doorka Saxaafadda
Hargeysa, 15 January, 2012 (SLpost)- Guddoomiyaha Garabka siyaasadda Xisbiga Mucaaridka ah ee UBUB Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa ka hadlay dagaalka ka dhacay magaalada Buuhoodle...
Ururrada UDHIS iyo XAQSOOR oo wada-jir xukuumadda ugu baaqay wax-ka-qabashada Xaalado siyaasadeed iyo Bulsheed oo dalka la soo gudboonaaday
Hargeysa, 15 January, 2012 (SLpost)- Labada Urur-siyaasadeed ee UDHIS iyo XAQSOOR ayaa si wada jir ah xukuumadda u soo jeediyey Baaq ka kooban shan...
Agaasimaha Guud ee Daakhiliga oo Xilka u kala wareejiyey Badhasaabkii hore iyo Kane e Cusub ee gobolka Gabiley
Gabiley, 15 January, 2012 (SLpost)- Badhasaabka cusub ee dhawaan loo magacaabay Gobolka Gebilay ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay badhasaabkii hore ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

