Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo Xukunno ku ridday laba masuul oo lagu helay Lunsi Hanti Qaran

Hargeysa (SLpost)- Maxkamada Gobolka Hargaya ayaa maanta  xukun ku rirday laba masuul oo ka tirsan  xukuumada Somaliland  kuwaasi oo ay ugu yaraan ku xukuntay...

Booliska oo xalay joojiyey isu-socodka magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera

Hargeysa (SLpost)- Booliska Somaliland, ayaa xalay hakiyey isu socodka Gaadiidka magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera isaga goosho, ka dib markii Roobab waaweyn oo Xalay ka...

Shiinaha oo Ciidamo iyo Hub culculus dhoobay gobolka Muslimiinta Dalkiisa

Xinjiang (SLpost): Xukuumadda Shiinaha ayaa ciiddamo dheeraad ah u dirtay gobolka Muslimiinta ugu badan dalkaasi ku dhaqan yihiin ee Xinjiang oo ku yaala galbeedka...

Booliska TFG iyo AMISOM oo soo saaray Hub ay Al-Shabaab ku kaydsatay Muqdisho

Muqdisho (SLpost)- Ciidammada Midowga Afrika (AMISOM) ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Ciidammadooda oo garabsanaya Booliiska Dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ay...

Xukuumadda Somaliland oo sii xoojisay go’aankeedii ay kaga qayb-qaadanaysay Gurmad taakulo ee dadka Abaaruhu ku dhaceen ee Soomaaliya

Hargaysa (SLpost) ~ Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa hadlay natiijada ka soo baxday guddigii xukuumadda ee uu dhawaan u magacaabay takaakuleynta Abaaraha...

“Waxaan leeyahay Faysal Cali Waraabe ka daa waxyaabaha xisbiga iyo dadka kala dilayaa”

Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan dhalinyarada Soaliland.Waxan aan u soo jeedinaya Eng Faysal Cali Waraabe inuu ka daayo waxyaabaha xisbiga iyo dadka...

Wajaale: Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo badankoodu Curyaamin yihiin oo dib loo celiyay

Wajaale (SLpost)- Dawladda Somaliland ayaa dalka Itoobiya dib ugu celisay Soddon qof oo Tahriibayaal Curyaamiiin ah oo ay googgo’an yihiin Lugaha iyo Gacmuhuba oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img