HomeQalinka Aqoonyahanka“Waxaan leeyahay Faysal Cali Waraabe ka daa waxyaabaha xisbiga iyo dadka kala...

“Waxaan leeyahay Faysal Cali Waraabe ka daa waxyaabaha xisbiga iyo dadka kala dilayaa”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan dhalinyarada Soaliland.Waxan aan u soo jeedinaya Eng Faysal Cali Waraabe inuu ka daayo waxyaabaha xisbiga iyo dadka kala dilaaya iyo hadalada aan loo baahnay eek u hadlaayo, inuu xilka xisbiga uu wareejiyo sidii wanaagsanayd ee uu Madaxweynihii hore ee Daahir Rayaale Kaahin u xilka u wareegiyey ninkasta oo xil isku soo sharax waanu soo dhawaynaynaa.

Laakiin  waxaanu leenahay Faysal Cali Waraabe xilku waa wareegto, adigu waxaad tahay ninkii xisbiga aasaasay, isla markaana gacanta ku hayay wakhti dheer intii uu xisbigu jiray, waxaad tahay nin magic iyo sharaf ku leh xisbiga iyo dalkaba.

Waxaan ku soo jeedinayaa in aad xilka wareejiso adiga oo dhowrayaa sharafta xisbiga. Waxaan kale oo aan xisbiga u soo jeedinayaa inay xaliyaan khilaafka ka dhexjira labada garab ee uu xisbigu ay u kala jabeen.Waxaan kale oo aan ku talinayaa in xisbiga laga joojiyo waxyaabaha xun xun ee baabinayaa xisbiga,sidaas darteed waa in nin walba dhankiisa ka ilaaliyo wixii waxyeelaaya ama wax u dhimaaya xisbiga UCID.

Waxa kale, oo aan u soo jeedinayaa shacabka reer Somaliland inay si wada jir ah ay u wada ilaashadaan Nabadgelyadood iyo jiritaankooda.

Waxa kale, oo aan ciidamada wadooyinka iyo kuwa kale ee nabad sugida u soo jeedinayaa inay baabuurta isku xaniban iyo kuwa la dhigaayo meesha aan baarkina ahayn, waa  in ay wax ka qabtaan qofkii diidana  laga qaada talaabo sharciga waafaqsan iyo ganaax lacageed. Dawlada qudheeda waxaan leeyahay wax ah ka qabato sixir bararka ka taagan dalka, maadaama oo lagu jiro bisha ramadaan oo loo baahanyahay in masaakinta aan waxba haysan meesha loo jabiyo si ay uga qabqaatan soomid bisha barakaysan ee ramadaan, Ilaahay uma naxariisto qofka aan dadkiisa u naxariisan. Marka waxaan leeyahay ganacsadayaasha inay dadka u naxariistan oo ay meesha u jabiyaan.

Qore: Saleebaan Muuse Diiriye

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories