Maalgashiga Heshiis dawladda Shiinuhu Fulinayso oo Somaliland iyo Itoobiya ku dhex Maray Dalka China
Beijing, (Ogaal)- Dawladaha Somaliland, Shiinaha iyo Itoobiya, ayaa markii u horreysay kala saxeexanaya heshiis ballaadhan oo saddex geesood ah, kaasoo dhigaya in dawladda Shiinuhu...
Sahra Halgan oo Ciidanka Qaranka ku wareejisay Deeq isugu jirta Muraayada Indhaha iyo Qalab kale
Hargeysa (SLpost)-Taliyaha Ciidammada Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, ayaa shalay kala wareegay Fannaanadda caanka ah ee reer Somaliland Sahra Axmed Maxamed (Sahra-Halgan), Deeq Muraayadaha...
Op-Ed
Golaha Guurtida oo duuduub isku dhaafiyey Xeerka furashada Ururrada Siyaasadeed
Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha golaha Guurtitda Somaliland, ayaa fadhigoodii shalay ku ansixiyay wax-ka-beddel lagu sameeyay Xeerka doorashooyinka oo oggolaanaya furashada ururrada cusub ee siyaasadda. Fadhigaas shalay...
Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya oo xaalad deg-deg ah iyo amarro ka soo saaray goobaha ay ka qaxday Al-shabaab iyo Xeryaha Barakacayaasha
Muqdisho, (SLpost)- Madaxweynaha dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa xaalad deg-deg ah ka soo saaray goobaha ay Malleeshiyada Al-Shabaab ka...
Illaahay Dartii Ugu Gargaar Hooyadan
Caasha Ibraahim Cabdi waa Hooyo muddo saddex sanno ah la il-daran FIIX ka soo baxday Maskaxda, sida ay caddeeyeen dakhaatiirta dalku. Waxaanay sheegeen in...
Qalinka Aqoonyahanka
Biyaha Roobka iyo Jidadka Magaalada Hargeisa Maxaa kala haysta
Dhibaatada iyo Waayo aragnimadu Waa Cashar Mudan in laga Faa'idaysto Nabaadka kaga soo saaro dhulka, kaasi oo dad iyo Xooloba laga Faa,iidaysto, waana Furaha koowaad...
Abaabulka UNICEF iyo Doorka Dahabshiil ee Taakulada Abaaraha laga Geysanayo
Hargeysa (SLpost)- Wargeyska ka soo baxa dalka Ingiriiska ee caanka ah ee The Guardian ayaa Jimcihii qoray maqaal xiiso badan oo uu ku soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

