Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Suldaan Samaale oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Wasiirka Cusub ee Daakhiliga iyo hadalladii duurxulka ahaa ee Madasha

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa loo sameeyay casuumad soo dhaweyn ah, taasoo ay ku maamuuseen...

Xildhibaanno Qaaddacay Caleemo-saarka Ugaaska Samaroon, eedaymo iyo digniinna u jeediyay Hoggaanka Kulmiye

Hargeysa, (SLpost)- Xildhibaano ka tirsan Golayaasha Guurtida iyo Wakiiladda Somaliland oo  ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa si adag uga soo horjeestay Caleemo saarka Ugaaska...

Midabka Casi waxa uu soo saaraa Quruxda Gabadha

Washington (SLpost)- Daraasad cusub oo dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in haweenku ay inta badan xidhaan dhar midab cas leh si ay u...

Cadhada yari waxay marar qaarkood u fiican tahay caafimaadka!!

Vancouver (SLpost)- Cadhada yari way wanaagsan yahay haddii sabab wanaagsan loo sameeyo, sida lagu sheegay warbixin cusub. Cadho  la’aanta ayaa la sheegay inay keento in...

Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Talada Haya oo Dhaleecayn u jeediyay Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Xisbiga talada Dalka haya ee KULMIYE Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, ayaa si adag u naqdiyay saami qaybsiga Xukuumadda Madaxweyne...

Australia oo hablaha buurbuuran fursad loo siiyay inay ka qayb talaan tartamada Quruxda iyo xayaysiinta dharka

Dublin (SLpost.net)- Waxa magaalooyin dhawr ah oo ka tirsan dalka Australia lagu qabtay tartano aan noocoodu hore ugu badnayn dalkaas. Kuwaas oo ah kuwa...

Madaxweyne Siilaanyo oo Guddi u magacaabay sidii Haweenka iyo Dadka laga tirada badan yahay ay uga qaybgali lahaayeen Siyaasadda

Hargeysa, 08 September, 2011 (Ogaal)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay magacaabay Guddi cusub oo uu u xil-saaray inay soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img