Qurba-joog: Muwaadiniin fara badan ayaa qaba in ay ku hoyanayaan (dhimanayaan) tiiyoo aanay xafiisyada Dawlada Somaliland muraaddadooda si xalaala ah uga dhamaysan
-Muwaadin ogow dhalinyarada (oo ay ku jiraan kuwa danyarta ah) ee aad shaqada u diiddan tihiin waa kuwa berri ka difaaci doona cadowga. Qurbe-joog: umadda...
Wasaarada arimaha guduhu waxay qaadday go’aan geesinimo leh oo dadka iyo dalka lagu badbaadinayo
Waxaan hambalyo aad ubalaadhan usoo jedinayaa wasaarada arimaha gudaha goo aanka geeesinimada le ee aay ka qaateen dadka sida sharci darada ujooga wadanka kuwaas oo...
Guddoomiyihii Jaamacadda Hargeysa oo is-casilay iyo sababta keentay Xilligan kala-guurka ah
Hargeysa 09, September, 2011(Ogaal)- Guddoomiyihii jaamacadda Hargeysa Prof. Cabdiraxmaan Axmed Xuseen, ayaa iska casilay guddoomiyenimadii Jaamacadda oo uu muddo gaaban xilkeeda hayay. In kasta oo...
Hala Joojiyo Hagardaamaynta Shaqada Golaha Deegaanka Caasimadda
Waxa salaan mudan Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Iyo masuuliyiinta kale ee heeganka ugu jira sidii loogu shaqayn lahaa shacabka Somaliland. Waxa...
RAFIIQ MA LAHA SIYAASADDU MARKUU REER KA TALINAAYO.
Qodaal joogiyo qurba jooguba Laba weeyi qiraala Inay qayb ka yihiin Qarankan maanta aan joogno Qormo ay ku kulmeena Salaan qiimo lahoo Qosolna ay ku dareen Qaxwihiina la raacshay Waxay soo qadimeen Kaftan...
Bahda ciyaaraha berbera oo ammaan usoo jeediyay wasiirka ciyaaraha kuna tilmaamay shaqsi shaqadiisii ka soo baxay
Berbera (SLpost)- Bahda sports-ka gobolka Saaxil ayaa war War saxaafadeed ay maanta soo saaren ku amaanay Wasiirka cusub Ee uu dhawaanta Madaxweynha Jamhuuriyada Somaliland...
Wasiirka cusub ee Daakhiliga oo ka hadlay mawqifkiisa diga-rogasho ee UDUB iyo KULMIYE iyo Xilka culus ee loo igmaday
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Somaliland ee aan wali xilka la wareegin Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa shaacay ka qaaday in maanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

