Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Tabobaraha oo David Beckham ugu baaqay Inuu Yimaado Tottenham

SLpost Sports - Tababaraha kooxda Tottenhan Harry Redknapp ayaa shaaca ka qaaday inuu jeclaan lahaa inuu David Beckham keenoWhite Hart Lane, haddii ciyaaryahanka khadka...

Cuqaasha, Odayaasha iyo Wax-garadka beesha Ciise Muuse Bari oo Qaaddacay qabsoomidda Shirka Dubur, sababo awgood

Hargeysa (SLpost)- Cuqaasha, Odayaasha iyo Wax-garadka Beesha Ciise Muuse Bari ayaa ku gacan-saydhay qabsoomidda shirka beesha u qoondaysan dhammaadka bishan, iyada oo isla markaana...

Ogeysiis: Shir Muhiima (Maamulka Jaaliyadda SL Ee Norway)

Maamulka Jaaliyadda Somaliland ee dalka Norway waxa ay ogaysiinayaan xubnaha jaaliyadda in weftigii ka socday Dawladda Somaliland ee dalka Norway u yimi in ay...

Jacaylka iyo Naceybka midkee kugu badan? Maxaase u dhexeeya?!

Hargeysa (SLpost)- Dadku waxay marar badan soo hadal-qaadaan, buugaagtana lagu qoraa; Xannaanaynta hooyada ee ubadkeeda, saaxiibtinimada si gaar ah laba ruux u dhex-marta.  Jacaylka...

Macalin wax ka dhiga Kulliyad u gaar ah dadka aaminsan Mad’habta Catholic oo iska casilay si uu Raysalwasaare ku-xigeen uga noqdo Soomaaliya

London (SLpost)- Macalin wax ka dhiga mid ka mid ah kulliyadaha ay wax ka bartaan dadka haysta mad’habta Catholic ee dalka Ingiriiska ayaa ka...

Odayaasha, Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Ciise Muuse Galbeed oo Qaaddacday Shirka Dubur ee Beesha Ciise Muuse

Hargeysa (SLpost)- Shir ay isugu yimaaddeen cuqaasha, wax-garadka iyo Aqoon-yahannada Beesha Ciise Muuse Galbeed ayaa galabta Shir-jaraa’id ku qabtay Hotel Xamdi ee magaalada Hargeysa. Kulankan...

Xogo daaha ka rogay Sababta Qaddafi ilaaladiisa gaarka ah Haween uga dhigtay iyo Shuruudihii lagu xidhi jiray

Qaahira (SLpost)- Shabakadda Caalamiga ah ee SomalilandPost waxay fursad u heshay inay idiin soo gudbiso xog in badan daah ku rognaa oo dad badanina...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img