HomeCadhada yari waxay marar qaarkood u fiican tahay caafimaadka!!

Cadhada yari waxay marar qaarkood u fiican tahay caafimaadka!!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankVancouver (SLpost)- Cadhada yari way wanaagsan yahay haddii sabab wanaagsan loo sameeyo, sida lagu sheegay warbixin cusub. Cadho  la’aanta ayaa la sheegay inay keento in duxda ku jirta jidhkoodu kacdo, waxaana ku adkaata qofka inuu  degenaansho helon maalintii, balse waxa l;a sheegay inaan khubaradu  hubin inay taasi ku timaado xaalada jidheed ee qofka.

Waxa muhiim ka ah ee warbixintan lagu ogaaday waxa ka mid ah, in dadka cadhada  yar soo mara aanu kacsanayn duxdooda jidhku aroortii, iyadoo la sheegay in baadhitaano danbe laga samayn doono xidhiidhka ka dhexeeya muranka iyo duxda jidhka, iyo saamayntooda jidhka.

Khubarada Jaamacada California ayaa baadhitaano ay ka sameeyeen sida cadhadu u saamayso go’aanka, oo ama qofku u gaadho go’aan degan ama u qaato mid lagu degdegay, waxau sheegeen in ardayda wax la weydiiyey iyagoo cadhaysan ay ka tilmaamid wanaagsan yihiin kuwa aan cadhaysnayn, halka kuw awax la weydiiyey iyagoo aan cadhaysnayn aanay sida ugu haboon ama go’aanka ugu macqulsan gaadhin.

Ugu danbayn waxa lagu sheegay baadhitaankaa in cadhadu ka caawiso dadka ka caawiso waajahaada halka eelku yahay, iyo qaadshada go’aamada ku haboon, taasoo samaynta ugu weyn ay ku sheegeen in marka qofku cadhoodo ay ku jihaysmo qofku inuu wax qabto, tasina u sahlayso abaarka halkuu baahida ugu weyn u qabay, ama gaadhida go’aankii ugu macquulsanaa. Bals edadka islaamka ah waxay diinteenu inoo sheegtay in qofku marka uu cadhoodo loo baahan yahay inuu hadba xaalada uu ku jiro iska bedelo, oo haduu taagan yahay fadhiisto, shaydaankana iska naaro, maxaa yeelay waxa keena shaydaanka.

Somalilandpost.net

Editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories