Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Qiso Dhab ah Oo Qof kasta oo Muslin Ah Ka ilmeysiisey .. Waad Ku qushuceysaa Hadaad Akhriso

Qiisadaan Oo dhacdo Run Ah Kana Dhacday Cariga Holand Waxay Ku Saabsantahay Wiil 11 Jira Oo Badbaadiyey Haweyney Reer Holland ah Oo uu Dabraneyd...

UN Jobs, INGOs Jobs, NGOs Jobs, Local Business Jobs Opportunities

- Part-Time Project Officer (Somaliland Medical Association) - - Admin and Finance Officer (JCCP) - IT Officer (JCCP)

Iska hor-imaad sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo laba Beelood ku dhexmaray Killalka Shanaad ee Itoobiya

Balli-Gubadle (SLpost)- Laba  Ruux  ayaa ku dhintay  mid kalena waxa soo gaadhay dhaawac, ka dib markii sida la sheegay Duhurnimadii  shalay  ay niman hubaysani...

Wefti ka kooban Xildhibaanno iyo Wasiirro oo Borama u tagay xalinta Khilaafka Caleemo-saarka Ugaaska Samaroon

Hargeysa, (SLpost) – Xukuumadda Somaliland ayaa gobolka Awdal u dirtay Shan Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Guurtidda Somaliland iyo laba Wasiir oo kala ah...

Gelmi-Dhabad (Gabay)

Gabaygani wuxuu ka mid yahay maansooyinka ugu culus suugaanta Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame), uguna macnaha badan. Wuxuu soo baxay 15 september 2009-kii, waqtigaas...

Saddex Goor Xaq Mudan (Maanso)

Hooyadu waa nolosha, noloshuna waa hooyada. Waa hoyga dadnimada iyo damiirka lagu ababiyo, xaqeeda lama gudo, lamana hawaysto in dhibic ka mid ah la...

Cawayskii Weedhsame iyo Bandhiggii Suugaantiisa

Cawayskan oo lagu Soo bandhigay Suugaanta Abwaanka da’da yar ee Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame), wuxuu ahaa Bandhig qiimo badan oo soo jiitay dareenka iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img