HomeOdayaasha, Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Ciise Muuse Galbeed oo Qaaddacday Shirka Dubur ee...

Odayaasha, Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Ciise Muuse Galbeed oo Qaaddacday Shirka Dubur ee Beesha Ciise Muuse

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

DSC08716

Hargeysa (SLpost)- Shir ay isugu yimaaddeen cuqaasha, wax-garadka iyo Aqoon-yahannada Beesha Ciise Muuse Galbeed ayaa galabta Shir-jaraa’id ku qabtay Hotel Xamdi ee magaalada Hargeysa.

Kulankan waxay faah-faahin kaga bixiyeen isla markaana ku qaaddaceen shirka Beeshu qaban-qaabinayso ee lagu wado inuu 29 September ku qabsoomo tuulada Dubur ee gobolka Saaxil.

DSC08713

Markii uu dhammaaday kulankan waxa saxaafadda loo qaybiyay qodobbo ay ku sheegeen inay gun-dhig u yihiin shirkooda jaraa’id. Waxay ku sheegeen inay go’aasadeen dood ka dib in Ciise Muuse Galbeed:

  1.  Aanay ka qayb-galayn shir-siyaasadeedka Dubureed oo lagu iclaamiyey magaca beesha Ciise Muuse ee khilaafkuna ka taagan yahay.
  2. In Aanu taageersanahay Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaaminayo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo haddii aanu nahay cuqaasha, wax-garadka iyo aqoon yahanka Ciise Muuse Galbeed, isla markaana waxaanu ka soo horjeednaa cid kasta oo Qaranimada wax yeelaysa, mucaaradaysa ama nabadgelyada wax yeelaysa.

Magacyada Xubnaha Shirka-jaraa’id isugu yimi

  1. Chief-Caaqil Jaamac Cumar Samatar
  2. Caaqil Cumar Diiriye Yuusuf
  3. Caaqil Ismaaciil Muxumed Ibraahim
  4. Chief-Caaqil Cilmi Rashiid Aadan
  5. Caaqil Cabdi Xasan Xaamud
  6. Caaqil Rashiid Axmed Maxamed
  7. Caaqil Abokor Ciise Cali
  8. Caaqil Aw-Siciid Axmed Cali
  9. Caaqil Xuseen Cabdilaahi Cawaale
  10. Caaqil Cawaale Sahal Geeddi
  11. Caaqil Xasan Yuusuf Cabsiiye (Xeer-yaqaan)
  12. Caaqil Nuur Xasan Faarax
  13. Caaqil Saleebaan Cali Guuleed
  14. Oday Ibraahim Aw-Cali Ileeye
  15. Oday Yaasiin Faarax Diiriye
  16. Oday Maxamed Nuur Faarax
  17. Oday Maxamuud aw-Xirsi
  18. Oday Xasan Maxamed Axmed
  19. Aqoonyahan Maxamed Aadan Jirde
  20. Aqoonyahan Ismaaciil Ibraahim Cismaan (Jabiye)
  21. Aqoonyahan Cali Axmed Kooshin
  22. Ganacsade Cabdi Cali Kaahin
DSC08715DSC08714
Somalilandpost.net
Editor@somalilandpost.net
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories