HomeIlme yar oo iskii u quuta naaska Saca qoyskooda! Tolow Maxaa sababay?

Ilme yar oo iskii u quuta naaska Saca qoyskooda! Tolow Maxaa sababay?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Bangkok (SLpost)- Ilme yar oo ku nool tuulo ku taala dalka Cambodia ayaa iskii u bilaabay inuu caanaha ka jaqo naaska sax irmaan oo reerkoodu leeyahay ka dib markii ay hooyadii dhashay baadi-goob u gashay shaqo markii uu gurigooda ay dumiyeen dabaylo duufaan wata oo deegaankooda ka dhacay.

blankTha Sphoat awowgii ayaa ogaaday in ilmahan yar ee 18-ka bilood jiray uu iskii isku quudiyo ilaa bishii July markii ay waalidkii u haajireen dalka Thailand si ay shaqo u doontaan

Ka dib markii ay hooyadii ka joojisay nuujinta naaskar, wiilka yar waxa ku dhaca xannuun, sida uu sheegay 46-jirkan awowga u ah oo uu la joogo.

blankWiilkan yari waxa uu daawaday wayl jaqaysa hooyadeed, isaguna waxa uu bilaabay inuu sameeyo sida waysha oo kale, isaga oo maalin walba si toos ah caanaha uga jaqa naaska saca.
wiilka yar awowgii oo la yidhaahdo Um Oeung ayaa sheegay markii ugu horreysay ee uu arko isaga oo caanaha ka jaqaya saca, inuu ka joojiyey dabadeedna uu ooyin bilaabay, taasina ay sababtay inuu u ogolaado jaqitaanka saca.

blankDadka jaarka ah iyo saraakiisha tuulada Pheas oo ku taala gobolka Siem Reap, oo 195 mayl u jirta magaalo-madaxda Phnom Penh, waxay sheegeen inaanay ku faraxsanayn xaaladda xannaano ee ilmaha yari ku sugan yihiin.

“Aniga ayay eedda isaarayaan waxaanay igu war-geliyeen inaanan wax intan ka badan inuu ilmuhu sii jaqo saca. Waxay sheegaan in wiilka yari noqon doono mid bilaa xishood ah oo akhlaaq daran marka uu weynaado,” ayuu yidhi odaygu.

Somalilandpost.net

Editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories