HomeGarabkii Waqaf ee UCID oo urur Cusub ku dhaawaaqaya ka dib markii...

Garabkii Waqaf ee UCID oo urur Cusub ku dhaawaaqaya ka dib markii Maxkamadda Sare Xisbiga UCID u xukuntay Faysal Cali waraabe

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHargeysa (SLpost) – Maxakamada sare ee Somaliland ayaa maanta soo saartay go’aankii dacwadda xisbiga UCID ee muddada badan la sugayay taas oo u dhaxaysay labadii garab ee Xisbiga Aadan Waqaf iyo Faysal Cali Waraabe.

Gudoomiyaha Maxakamada sare Yusuf Ismacil Cali oo go’aanka ka hor akhriyay garabyada dacwadu u dhaxaysay ayaa sheegay in la laalay dhammaan dacwadaha ay soo gudbiyeen labada garab, isla markaana Xisbiga UCID uu guddoomiye ka sii ahaanayo Faysal Cali Waraabe ilaa iyo inta Shirweynaha Xisbiga lagu qaban-qaabinayo muddo saddex bilood ah.

Madasha maxkamadda ee laga akhriyey go’aanka waxa sugnaa dhamaan labada garab, inkastoo Faysal Cali Waraabe aanu mar qudha kasoo xaadirin fadhiyadii kala duwanaa ee Maxakamada

Muddo kadib ku-dhawaaqistii go’aanka maxkamadda ayay garabka Aadan Mire Waqaf ku dhawaaqeen in aanay ku qanacsanayn go’aanka, isla markaana ay hadda diyaar u yihiin inay furtaan urur siyaasadeed cusub.

Somalilandpost.net

Editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories