HomeMADAXWAYNE SHAN MAGAC KALA DOORO

MADAXWAYNE SHAN MAGAC KALA DOORO

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Tan iyo intii ay Soomaaliland qaadatay madaxbanaanideeda waxaa madaxtinimadda iska daba Qabtay ama qasriga madaxtooyadda galay ( 4 madaxwayne.) marka laga reebo madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo oo wali aan la qiimayn karin wax qabadkiisa  isaga oo

Mudo sanad aan gaadhin hayey xilka.  Haddaba aynu soo qaadano saddexdii madaxwayne

Ee hore oo kala ahaa:

1.       Alle ha u naxariisto Madaxwayne Cabdiraxmaan Axmed Cali

2.      Alle ha u naxariisto Madaxwayne Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal

3.      Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin

Sadexdaas madaxwayne wax qabadkoodi ma ah mid qoraal lagu soo koobi karayo, iyadoo mid kasta

Lagu xasuusan karo waxyaabo lama ilaawaan ah haddii kun sano laga soo wareego taariikhdii ay xilka

Hayeen looguna magacbixin karo, marka laga yimaado ugu magacdarista meelaha caanka ah sida

Cigaal International Airport oo loogu magacdaray Airportka Caasimadda Soomaaliland.

Aynu mid mid usoo qaadano.

Alle ha nxariiste Madaxwayne Cabdiraxmaan Axmed Cali waxa u ahaa Aabihii dib u xoraynta

Soomaaliland taas oo aynu ugu wanqalo magacaas uguna qorno maabka Soomaaliland ee ay ku sawiranyihhin (Father of Idibentce)

Alle ha u naxariiste Madaxwayne Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal waxa u ahaa Aabihii Soomaaliland

(Father Of Somaliland) taas oo aynu odhan karno la’aantiis may jiri lahayn Soomaaliland, marka aynu

Dib u eegno marxaladaha uu ina soo dhaafiyey iyo isaga oo seeska u dhigay wadanka Allana ku guuleeyey samaynta distoorka qaranka iyo lacagta baasaboorka iyo xeerar kaloo badan.

Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin waxa u ahaa Aabihi Dimuqraadiyadda Soomaaliland

(Father Of Democracy) taas oo uu ku sifoobay hirgalintii doorashooyinka ka dhacay dalka guud ahaanba isla markaasna si sharaf leh ku wareejiyey kursiga tusaalena u noqotay guud ahaanba

Madaxda Afrika iyo Asiyaba iyo meela kale oo badanba oo Dunida daafeheeda ah.

Haddaba waxaan ka codsan lahaa dadwayne iyo dawladba in seddexdaas magac in loogu hoos qoro

Magacyadooda ku qoran Maabka Somaliland, si ay madaxda danbena ugu dadaalaan magacwanaag

Ugu qorma sawiradooda hoostooda.

Madaxwaynaha maanta talada hayana waxaan u soo jeedin lahaa waa Siilaanyo e waxa kuu banaan

Magacyadan shanta ah ee kala ah : (1. Father Of Recognition) (Father OF Development) Father Of Union) (Father of tribalism)  (Father Of War & Disasters) iyo qaar kale oo badan oo aad adigu dooran karto inta aad xilka hayso,

Shacabwaynahana aad ku halayso hirgalinta magaca aad doorato.

Wax qabadka aan wax loo dhigaa jirin waa goaanka aad ku dhiiratay ee furista ururada Siyasadda

Ee labaddiikula tartamayey midkoodna ku dheceen.

Mudane Madaxwayne ogow saxaafadu waa muraayadda aad ka arki karto wax qabadka xukuumadaada iyo wax yeeladeedaba, kana digtoonaw cabudhinteeda.  Waa taad ku dhaleecayn jirtay xukuumaddi  UDUB Mar walba.

Ilaahay waxaan kaga baryayaa in aad intaasna iska saxdo  kuna waafajiyo labada magac ee hore,

Waa Aabaha Ictiraafka iyo Aabaha Horomarka Soomaaliland.

La soco toddobaadka danbe iyo caddaalad wanaagi Madaxda Soomaaliland

(Rag cadaalad waayey sidii cawsha kala yaac) Waxa ay ka mid ahaayeen erayaddii Xil:

Maxamoud Xaashi Cabdi  1998

Qore :

Mudane ka tirsanaa Golhii hore  Wakiilada Somaliland

Cabdirisaaq Maxamed Sh. Muuse

abdirizakgxaxi@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories