Al-shabaab oo abaalmarin uu Hub ku jiro guddoonsiisay Dhallinyaro ku guuleysatay tartan aqooneed
Muqdisho, (SLpost)- Deegaanka Ceelasha-biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa waxa Axaddii toddobaadkan ka dhacday munaasabad lagu soo xidhay tartan aqooneed ay qabatay Idaacadda Al-andalus ee...
WFP commented the status of burned Sugar
WFP, first time issued press release clariffying how it handled affected sugar they brought from Mogadishu. Susannah Nicol, Public Information Officer of WFP Nairobi issued...
Madaxweyne Siilaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda dalka Switzerland
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta la kulmay wefti uu hoggaaminayo safiirka dalka Switzerland u qaabilsan qaar ka mid...
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland oo furay Shirweyne lagaga hadlayo horumarinta Waxbarashada Mandaqadda Af-Soomaaliga lagaga hadlo
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay ka furay Caasimadda Hargaysa shir caalami ah oo lagaga hadlayo tayaynta...
Safaaradda Turkiga ee Azerbaijan oo abaaraha Somalia u ururisay $251,266
Azerbaijan,(SLpost)- Olole balaadhan oo uu Turkigu ugu jiro ururinta dhaqaale lagu taageero dadka abaaruhu aafeeyeen ee Soomaaliya, ayaa lagu ururiyay Safaaradda Turkigu ku leeyahay...
Loollan la isku hirdiyey Lacag 52 Kun oo Doollar ah oo ku soo afmeermay in Xilka laga qaado Agaasimihii guud ee Cusbitaalka Hargeysa
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa waxa uu maalintii Axaddii ee toddobaadkan xilkii Agaasimennimo ka xayuubiyay Agaasihii guud ee Cisbitaalka magaalada Hargaysa Dr Carabayte. Xilka-qaadistaas ayaa...
Cabsi ka taagan Burburka Dayax-gacmeed Maraykanku leeyahay oo Jimcaha ku soo aaddan dhulka iyo halka uu ku dhici doono oo aan la garanayn
New York, (SLpost)- Laanta sahaminta hawada sare u qaabilsan dalka Maraykanka ee NASA ayaa si cad u shaacisay in dayax gacmeed ay leeyihiin oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

