Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Maraykanka oo saldhigyo qarsoodi ah ka samaysanaya dalalka Ethiopia iyo Seychelles oo ay duulayaan diyaaradaha aan cidi wadin

Washington, (SLpost)- Maamulka Maraykanka ee uu hoggaamiyo madaxweyne Obama ayaa qorshaynayo hirgelinta saldhigyo xarumo qarsoodi ah oo ay ka hawl-galaan diyaaradaha aan duuliyeyeesha lahayn,...

Madaxweyne Siilaanyo oo kulan xog-waraysi la sheegay Dalladd Ururrda aan Dawliga ahayn ee SONSAF

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay dalladda Ururrada aan dawliga ahayn ee SOMALILAND NON-STATE ACTORS...

Orodyahanka reer Somaliland ee Maxamed Farah (Mo Farah) si diiran dalka loogu soo dhaweeyay

Berbera, (SLpost)- Orodyahanka caalamiga ah ee Maxamed Faarax (Mo Farah) ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka, Madaarka Magaalada Berbera oo uu shalay ka...

Madaxweynihii hore ee Afghanistan oo la khaarajiyey isaga oo kulan la leh Xubno ka tirsan Daalibaan

Kabul, (Ogaal)- Madaxweynihii hore ee dalka Afghanistan Burhaanu Diin Rabaani iyo masuuliyiin sar sare oo ka tirsan ururka Daalibaan oo uu la lahaa kulan...

Madaxtooyada oo si adag ugu jawaabtay dhalleecayntii uga soo yeedhay masuuliyiinta labada Xisbi Mucaarad ee UDUB iyo UCID

Hargeysa, (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland ayaa si adag ugu jawaabtay hadalladii iyo eedayntii ka soo yeedhay masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ah oo ay ku tilmaameen inay...

Kayse Dahir Axmed oo Si Rasmi Ah Loogu Magacaabay Tobobaraha Xulka Gobolka Gabiley

Kooxaha heerka Koowaad ee ka Ciyaara Gobolka Gabiley ayaa dhamaantood soo dhaweeyay tababaraha cusub ee… Gabiley, (SLpost):-  Gudida isbortiska Gobolka Gabiley ayaa manta si rasmiya Ugu...

Xildhibaan Xariirow Goormaa la Guurayaa? Yaa se bixinaya kharashka Geediga Beesha? Mise Guurtidaa…!?

Cali Ismaaciil Carab (Duulduul)  4414633 Sida aan u malaynayo in qaar badan oo ka mid ah akhristayaashu la socdeen, waxa ku soo baxda ama ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img