Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeerkii kedis ah ku booqday Meelaha Bulshadu isugu timaaddo + Qosolkii Madaxweynaha, Salaadiinta iyo Wasiirrada + SAWIRRO

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta gelinkii dambe kormeer kedis ku gala-bixiyey qaar ka mid ah goobaha bulshadu isugu timaaddo ee magaalada Hargeysa. Kormeerka...

Dhalinyaro Madaxweyne Siilaanyo U Diray Baaq La Xidhiidha Iibka Xarunta Wasaaradda Duulista

Hargeysa, (SLpost) - Koox dhalinyaradda ku dhaqan Caasimadda Hargeysa ah ayaa waxaa ay na soo gaadhsiiyeen baaq ay kaga horjeeddaan isku day wasiirka duulistu...

Dugsiyada Sare Ee Nuuradin Oo Ardaydii ugu Badnayd Ka Helay Deeqdii Waxbarasho Ee Turkiga

69 Arday oo deeq waxbarasho ka helay saddex dal,  waxa uu dugsiga sare ee Nuradin ka helay 9 arday Xaflad Dhiiri-gelin ah oo loo sameeyey...

Xildhibaan Shaadhow Nin Calool Galkaagii Ogaa, Haatanse Ciroobey Oo Sir Iyo Caad Kuu Yaqaan Lagama Ceeb-doono

Aniga oo tix raaxaya hadalkii ka soo yeedhay xildhibaan Shaadh oo ka mid ah golaha guurtida kuwooda xalka ah, hadalkiisa oo uu wax kaga...

Boqortooyada Sucuudiga Oo Jimcaha u dabaal Degaysa 81-guuradii ka soo wareegtay Markii Dalkaas Lagu dhawaaqay

Riyaad, (SLpost)- Boqortooyada Sucuudi Arabiya ayaa maalinta bari ah u dabaal degi doonta 81-guuradii ka soo wareegtay markii dalkaasi boqortooyada noqday isla markaana loo...

Dibloomaasiyiin reer Galbeed ah oo isaga Dareeray Khudbad Madaxweynaha Iiraan Ka Jeedinayay Qaramada Midoobay

New York, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iiraan Maxamuud Axmedii Najaad ayaa khudbad uu si kulul ugu weeraray dalalka reer galbeedka, gaar ahaan...

20 Su’aalood oo Khuseeya Qadiyadda Somaliland

Way adag tahay in bulshada lafahamsiiyo khatarta  cudurka Aids-ka, faafistiisa iyo hababka loo kala qaadi karo haddii la is yidhaahdo afka ka dhawra erayadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img